Home / Arrimaha Bulshada / Waa sidee awoodda wax akhrin ee Dhallinyarada?, dhegeysi

Waa sidee awoodda wax akhrin ee Dhallinyarada?, dhegeysi

Awoodda akhris qoraal ee bulshadeenna waxaa lagu qiyaasaa ku dhawaad 38%, taasi oo ka dhigan in tiro ku dhaw kala bar bulshada ay leedahay awood ay ku furan karto irdaha cilmiga si ay u kororsato aqoonteeda.

Si la mid ah bulshooyinka kale ee la daruufta ah amaba kula nool qaaradda madow ee Africa, bulshadeenu malahan caado wax akhris, waxeyna ka dhigtay taasi mid ka danbeeysa shucuubta kale ee kula nool caalamka.

Inkasta oo ay jiraan tiro ka mid ah bulshadeena oo leh caado Akhris, markase lagu dhiririyo kuwa kale ee aan lahayn, tiradooda waxay noqoneysaa in fara ku tiris ah oo og muhiimadda akhrisku leeyahay.

Haddaba dhalinyarada oo laf dhabar u ah horumarka bulshada waa sidee xirfadooda wax akhris, Khaalid Xuseen ayaa warbixintaan ku soo koobaya.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan