Waa sidee rajada Dhallinyarada helay DV Lottery?, Daawo

Dhallinyaro badan oo Soomaali ah ayaa dhamaadkii sanadkii tagay xareystay codsiga fiisaha Mareykanka ee green Kaar ama Lottery.

Lixdii Bishan May ayey dowladda Mareykanka shaacisay natiijada dadkii xareystay codsigaas iyada oo inta badan dadka ay ku guul darreysteen.

Waxaa jira tiro yar oo Soomaali ah oo nasiib u yeeshay in ay helaan aqbalaadda hayeeshee ay sugayaan caqabado kale.

Wasaaradda Arrimaha dibadda Mareykanka ayaa shaacisay in qorshaheedu yahay qaadashada 55,000 oo qof sanadka 2023, hayeeshee waxaa ay sheegtay in ay codsi dirsadeen dad ka badan 40Milyan Caalamka oo dhan.

Haddaba waa sidee rajada ay dhallinyarada Soomaaliyeed ee nasiibku siiyay Lotteryga ka qabaan in ay aadaan dalka Mareykanka>

hoos ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/778717783667435

error: Copy lama Ogola Fadlan