Himilo FM –Wakiilka xiddiga khadka dhexe Barcelona ee Ivan Rakitic ayaa ku adkeystay in aysan macquul aheyn in laacibka uu wakiilka ka yahay uu ka dhaqaaqo Camp Nou dhammaadka 2018-19.
Rakitic ayaa lala xiriirinayay in uu ka dhaqaaqayo Barcelona xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay kaddib markii uu kasoo laabtay matalidda qaranka Croatia, xilligaasi oo uu markii ugu horreysay xulkiisa ku hoggaamiyay finalka koobka dunida 2018.
30-jirkan ayaa la rumeysan yahay in uu doonayo horrumarinta xirfaddiisa ciyaareed, waxaana laacibkaan qandaraaskiisu uu dhacayaa sannadka 2021.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa jiray xiiso ka imaanyay kooxaha Inter Milan and Paris Saint-Germain kuwaasi oo xiriir la sameeyay wakiilka xiddigan Arturo Canales, waxaana mar uu ka hadlayay bixitaankiisa uu yiri “ ma ahan wax macquul ah.”
“Ivan miyuu doonayaa in uu ka dhaqaaqo Spain xagaagan? Taasi ma ahan mid suura gal ah,”ayuu Canales u sheegay Sport.
Laacibka reer Croatia ayaa dhaliyay afar gool isaga oo caawiyay lix gool 32 kulan oo uu kasoo muuqday kooxda Catalan xilli ciyaaredkaan.
They must be kept away from unauthorized usage, pets, children, direct sunlight, heat, and moisture buy priligy 30 mg x 10 pill Fengyue was also busy, a cloud of cyan mist flashed in front of her, and cyan light spots appeared from time to time in the surrounding space, and they were immediately sucked in by this fog, Rogge carefully observed the second son can i refuse blood pressure medication of the Duchy of Are, Carlos was tall and thin, can i refuse blood pressure medication and because of the hasty escape, a head of light brown hair was cluttered on his head
Zhao Ling, hurry up and let Qingzhu come down generic priligy online Are you pretending to be dead