Home / Caafimaad / Wax ka ogow 10-ka faa’iido ee laga helo cunista Tufaaxa

Wax ka ogow 10-ka faa’iido ee laga helo cunista Tufaaxa

Himilo – Tufaaxu wuxuu kamid yahay qudaarta shacbiyadda leh – waana mid wax fiican. Waa qudaar ay ku cabaysan tahay faa’iidooyinka ay garbinayaan cilmi-baaris lagu ogaaday.

Halkan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa 10-ka faa’iido oo Tufaaxu leeyahay.

1. Tufaaxa waxaa ku jira nafaqo dheeri ah.

2. Tufaaxu wuxuu u wanaagsan yahay dhimista culeyska jirka.

3. Wuxuu u wanaagsan yahay wadnaha – waxaa lala xiriiriyay inuu hoos u dhigo halista cudurka wadnaha asiiba.

4. Waxaa sidoo kale lala xiriiriyay inuu yareeyo halista Kaadimacaanka.

5. Wuxuu u fiican yahay socodsiinta iyo dheefshiidka fiican.

6. Walxaha ku dihan Tufaaxa waxay kahor-tag u yihiin cudurka Kansarka.

7. Tufaaxa waxaa ku jira walxo kaas oo kaa saacidi kara inaan la dagaalanto Neefta.

8. Tufaaxu wuxuu aad ugu fiican yahay caafimaadka lafaha.

9. Waxay kahor-tag kaaga yihiin dhaawaca caloosha.

10. Wuxuu kahor-tag iyo ilaalinba u yahay maskaxdaada xilliga da’da culus.

About Mahad Mohamed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan