Home / Caafimaad / Wax ka ogow faa’iidooyinka laga helo canbaha

Wax ka ogow faa’iidooyinka laga helo canbaha

Himilo – Canbaha waxaa dhacda in la yiraahdo waa boqorka Qudaarta. Waayo wuxuu la dagaalamaa Kansarka isaga oo dheellitira Kaadi-macaanka. Waxa uu fududeeyaa howsha dheef-shiidka isaga oo nadiifiya jirka.

Haddaba, Radiohimilo.so, halkan waxa uu idin kugu soo gudbinayaa sababaha kugu kallifi kara inaad maalin kasta canbe cunto.

1) Waxaa ku cabbaysan nafaqo sida Vitamin A iyo C.

2) Gaashaan-dhigga Kansarada ku dhaca qeybaha jirka oo dhan. Canbuhu wuxuu jirka ka difaaca caabuqa sida Kansarka.

3) Dufanka ayuu hubaal ku ilaaliyaa.

4) Wuxuu kaalin ka qaataa yareynta culeyska hilibka.

5) Indhaha ayuu daryeel u yahay.

6) Unugyada ayuu kuu xoojiyaa.

7) Wuxuu yareeyaa dhagxaanta kilyaha gala.

8) Feero ama bir sarreysa oo u roon xubnaha nugul ee haweeneyda ayaa ku jirta.

9) Wuxuu carruurta ka saacidaa kobcinta xusuusashada iyo fahamka wax-barashada.

About Mahad Mohamed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan