Wax ka ogow faa’iidooyinka laga helo qaraha/xabxabka

Himilo – Qaraha illaa hadda waa qudradaha ugu awoodda badan ee jirka dawo u ah. faa’iidooyinka layaabka leh ee Qaraha waxay laga billaabo maskaxda illaa unugyada hoose ee jirka u tahay muhiim.

Haddaba halkan waxaan kuugu sheegi karnaa siddeed faa’iido oo cajiib ah oo uu leeyahay Qaraha –kuguna qasbi kara inaad joogteyso cunistiisa.

Waxaana kamid ah:

1) Wuxuu caafimaad u yahay dhismaha lafaha.

2) Wuxuu yareeyaa dufanka jirka.

3) Wuxuu liddi ku yahay carrada iyo xanaaqa kediska ah—isaga oo kuu macaaneeya hawada aan neefsaneyso.

4) Wuxuu si fiican u kordhiyaa shaqada iyo caafimaadka kilyaha.

5) Wuxuu taageero u yahay murqaha iyo neerfayaasha.

6) Wuxuu kobciyaa caafimaadka indhaha.

7) Unugyada ayuu xoojiyaa –isaga oo bogsiiya dhaawacyada kana hortagga waxyeellada nudayaasha.

8) Wuxuu difaac kaaga noqdaa gaaska iyo laab-jeexa.

error: Copy lama Ogola Fadlan