Home / Habka-Nolosha / Wax Ka Ogow ShaxdaTottenham Hotspur iyo Manchester City.

Wax Ka Ogow ShaxdaTottenham Hotspur iyo Manchester City.

Kooxda Manchester City ayaa waxa ay u safri doontaa Galabnimda Aaxadda White Hart Lane halkaasi oo ay ciyaar ku dhex mari doonto naadiga Tottenham.

77

http://radiohimilo.so

Sergio Aguero ayaa waxa uu ku rajo weyn yahay in xilli ciyaareedkan ay guuleysato kooxdiisa,xiddigan waa 28 jir.

Waxa uu weerar ahaan ugu dheelaa Naadigan Manchester City waxa uu dhaliyey shan gool xilli ciyaareedkan Premier League .

Sidoo kale kooxda dalkiisa Argentine waxa uu Champions League u dhaliyey labo Gool kuwaas oo lagu amaanay.

Aguero sanadkan 2016 waxa uu ku jiraa xiddigaha ugu gool dhalinta badan waxaa kale oo jira goolal kale oo laga diiday.

Vincent Janssen xilli ciyaareedkan ayuu ku soo biiray Tottenham wali waxa uu raadinayaa goolkiisa koobaad, Axad ayaa isbedel laga sugayaa.

Vincent Janssen iyo Sergio Aguero waxa ay kula kala dheelaan Manchester City iyo Tottenham Hotspur waxayna ku jiraan xidigaha safan doona.

Shaxda Labada Koox:-

radio-himilo

http://radiohimilo.so

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan