Sanadka Kasta xilliga sanad dugsiyeedka waxaa goobaha waxbarasho sida iskuulada iska diiwaan galiya arday fara badan.
Hase ahaatee Dadkaasi qaarkood ma sii wataan Go’aankoodii oo kuma raagaan kuliyadihii ama fasaladii ay doorteen.
Waalidiin badan ayaa waxa ay Dhaqaale ku bixiyaan Caruurtooda, iyagoo geeya kolba halka ay dalbadaan.
Sanado ama bilooyin ayay qaadataa in laga gun gaaro waxbarashada, muddaas waa inaad dulqaad daa’imtaa.
Ardayda Wax barta ayaa waxa ay sameeyaan arimo aan u wanaagsaneyn waxbarashadooda sida Gambinta ama inay joojiyaanba waxbarashada.
Iska joojinta waxbarashada waxa ay saameyn ku yeelan kartaa Mushtaqbalka dambe ee ardayga.
Culeys kasta oo ku soo food saara waxaa fiican in uusan kaa habsaamin ujeedkaada waxbarasho.
Halkan Hoose Ka Dheeho Jadwal ay ku qoran yihiin Sababaha Ardaydu Ay Uga Haraan Iskuulada Sare ama xarumo kale oo waxbarasho.
Xigasho:-http://www.techinsider.io/
W/Q:- Axmed Maxamed Maxamuud.