Home / Habka-Nolosha / Wax ka ogow xiddigaha yimid iyo kuwa ka tagay kooxaha horyaalka PL.

Wax ka ogow xiddigaha yimid iyo kuwa ka tagay kooxaha horyaalka PL.

Muqdisho – Wax ka ogow xidigaha  u yimid iyo kuwa ka dhaqaaqay Kooxdaada iyo qarashaadka ay suuqa ku bixiyeen 20ka Kooxood ee Horyaalka England.

Waxaa wali furan suuqa kala iibsiga Laacibiinta isaga oo gunaanad sii ah, waxaana jira kuwa ku faa’iiday iyo kuwa aan wax ka faa’ iidin furnaanshaha suuqa.

Waxaa wali hal saxiix xitaa ka sameyn Suuqa kooxda Spurs-ka oo fasaxday xiddiga kuweeda ah oo uu ugu horreeyo Kyle Walker oo ka mid noqday safka Man City.

Haddaba waxaan eegaynaa kooxaha waaway ee Horyaalka England waxa ay ka sameeyeen Suuqa kala iibsiga – kuwa ay qaateen iyo kuwa ay ka direen naadiyadooda;

Xidigaha u yimid Arsenal

Qiimaha lacageed ee ay ku bixisay Suuqa ilaa haatan waa  £46.7M ($76.7m)

Sead Kolasinac  oo si xor ah uga yimid  Schalke

Alexandre Lacazette -oo kaga yimid Lyon Qiimo dhan £46.5million

Kuwa ka tagay Arsenal

Takuma Asano – oo amaah ku aaday Stuttgart

Chris Willock –  oo qiimo an la shaacin ku  aadayBenfica

Yaya Sanogo – oo la iska fasaxay

Stefan O’Connor – oo si xor ah ugu dhqaaqay Newcastle

Kristopher da Graca – oo la iska fasaxay

Kostas Pileas – oo la iska fasaxay

Marc Bola -oo Bristol Rovers amaah ugu biiray

Glen Kamara – oo si xor ah uga mid noqday Dundee  oo ka dhisan Scotland

Kaylen Hinds – oo ka mid noqday  Wolfsburg – qiimo aan la sheegin.

Bournemouth

Qiimaha lacageed ee ay ku bixisay Suuqa ilaa haatan waa £30M ($49m)

Kuwa u yimid

Asmir Begovic – oo Chelsea uga yimid qiimo aan la shaacin.

Jermain Defoe – oo Sunderland  uga yimid qiimo aan la shaacin.

Nathan Ake – oo Chelsea – uga yimid qiimo aan la shaacin.

Connor Mahoney -oo  Blackburn – uga yimid qiimo aan la shaacin.

Kuwa Garoonkeeda ka baxay

Callum Buckley – oo la iska fasaxay

Jake McCarthy – oo la iska fasaxay

Alexander Neale – oo la iska fasaxay

Kuwa u Yimid Burnley

Qiimaha lacageed ee ay ku bixisay Suuqa ilaa haatan waa £22M ($36m)

Jack Cork – oo uga yimid Swansea –qiimo dhan  £10million

Jon Walters – oo uga yimid Stoke City –qiimo dhan £3million

Charlie Taylor – oo ka yimid Leeds.

Kuwa Ka tagay

Michael Keane –oo u dhaqaaqay  Everton qiimo dhan – £30m

Michael Kightly – oo si Xor ah ugu dhaqaaqay Southend

Joey Barton – oo la iska fasaxay

George Green – oo la iska fasaxay

R J Pingling – oo la iska fasaxay

Christian Hill – oo la iska fasaxay

Taofiq Olmowewe – oo la iska fasaxay

Jon Flanagan – oo dhamaystay ahaamdii uu kula Joogay kula laabtay Liverpool

Josh Ginnelly – oo amaah ku tagay Lincoln City

Geroge Boyd – oo si Xor ah ugu Biiray Sheffield Wednesday –

Kuwa u yimid Chelsea

Qiimaha lacageed ee ay ku bixisay Suuqa ilaa haatan waa £121M ($200m)

Willy Caballero – oo si Xor ah uga soo dhaqaaqay Manchester City

Tiemoue Bakayoko –oo ka yimid  Moanco – qiimo rasmi ah oo aan la ogayn

Antonio Rudiger – oo ka yimid Roma – qiimo rasmi ah oo aan la ogayn

Alvaro Morata – oo ka soo Kici timay Real Madrid –lacag dhan  £67million

Kuwa ka baxay safkeeda

Juan Cuadrado – oo ka mid Noqday Juventus – qiimo rasmi ah oo aan la ogayn

Christian Atsu – oo ku Biiray Newcastle United – qiimo rasmi ah oo aan la ogayn

Asmir Begovic – oo u dhaqaaqay AFC Bournemouth – qiimo rasmi ah oo aan la ogayn

Dominic Solanke –oo si Xor ah ugu biiray  Liverpool

Alex Kiwomya – oo ku biiray Doncaster Rovers – qiimo rasmi ah oo aan la ogayn

Bertrand Traore – oo u dhaqaaqay Olympique Lyonnais – qiimo rasmi ah oo aan la ogayn

Nathan Ake – oo ku biiray Bournemouth – qiimo rasmi ah oo aan la ogayn

John Terry – oo si Xor ah ugu biiray Aston Villa –

Lucas Piazon – oo amaah ku aaday Fulham –

Nathaniel Chalobah – oo ka mid Noqday Watford – qiimo rasmi ah oo aan la ogayn

Ruben Loftus-Cheek – oo amaah ku aaday Crystal Palace –

Ola Aina – oo amaah ku aaday Hull

Bradley Collins – oo amaah ku qaadan doono  Forest Green

Charlie Colkett – oo amaah ku qaadan doono  Vitesse Arnhem –

Todd Kane – oo amaah ku qaadan doono  Groningen

Kasey Palmer – oo amaah ku qaadan doono  Huddersfield –

Tammy Abraham – oo amaah ku qaadan doono  Swansea –

Ike Ugbo – oo amaah ku qaadan doono  Barnsley

Marco van Ginkel – oo amaah ku qaadan doono  PSV Eindhoven

Kuwa u yimid Everton

Qiimaha lacageed ee ay ku bixisay Suuqa ilaa haatan waa  £95.7M ($157m)

Jordan Pickford – oo ka soo dhaqaaqay Sunderland – qiimo dhan £25million

Davy Klaassen – oo ka soo dhaqaaqay  Ajax –qiimo dhan  £23.6million

Nathangelo Markelo – oo uga yimid FC Volendam – qiimo aan la shaacin

Henry Onyekuru – oo uga yimid Eupen – qiimo aan la shaacin

Sandro Ramirez – oo ka yimid Malaga –qiimo dhan  £5.2million

Michael Keane – oo ka soo tagay Burnley – lacag dhan £30million

Wayne Rooney – oo ka soo Ruqaansaday Manchester United – si beeca xorta  ah.

Cuco Martina – oo ka yimid Southampton – si beeca Xorta  ah

Kuwa ka tagay

Tom Cleverley – oo u dhaqaaqay Watford – qiimo aan la shaacin

Russell Griffiths – oo u dhaqaaqay Motherwell – si beeca Xorta  ah

Conor McAleny – oo u dhaqaaqay  Fleetwood Town – si beeca Xorta  ah

Henry Onyekuru – oo u dhaqaaqay  Anderlecht – amaah

Gerard Deulofeu – oo u dhaqaaqay  Barcelona – qiimo aan la shaacin

Aiden McGeady – oo u dhaqaaqay  Sunderland – qiimo aan la shaacin

Romelu Lukaku – oo u dhaqaaqay  Manchester United – £75million

Josef Yarney – oo u dhaqaaqay  Newcastle – si beeca Xorta  ah

Brendan Galloway – oo u dhaqaaqay  Sunderland – amaah

Tyias Browning – oo u dhaqaaqay  Sunderland – amaah

Courtney Duffus – oo u dhaqaaqay  Oldham – qiimo aan la shaacin

Xidigaha u yimid Liverpool

Qiimaha lacageed ee ay ku bixisay Suuqa ilaa haatan waa £44M ($72m)

Mo Salah – ka soo dhaqaaqay Roma – qiimo dhan £39million

Dominic Solanke – oo ka yimid Chelsea – beeca Xorta ah

Kuwa ka tagay

Andre Wisdom – u hayaamay Derby – qiimo aan la shaacin

Ryan Fulton –u dhaqaaqay  Hamilton – beeca Xorta ah

Lucas Leiva – oo ka mid noqday Lazio – lacag dhan £5million

Kuwa u yimid Manchester City

Qarashka ay suuqa Ku bixisay ilaa haatan  – £207M (AU$340m)

Bernardo Silva –oo ka yimid  Monaco – qarash dhan £43million

Ederson – oo ka yimid Benfica – qarash dhan £35million

Kyle Walker – oo ka soo dhaqaaqay Tottenham-qiimo dhan  £45million

Douglas Luiz – oo ka yimid Vasco Da Gama – qiimo aan la shaacin

Danilo – oo uga soo biiray Real Madrid – lacag dhan £26million

Kuwa ka tagay

Pablo Zabaleta – oo si Xor ah ugu biiray West Ham.

Joe Hart – oo si amaah ah ugu dhaqaaqay West Ham.

Aaron Mooy – oo Huddersfield –qiimo aan la ogayn ugu biiray.

Gael Clichy – oo la iska fasaxay.

Jesus Navas – oo la iska fasaxay.

Willy Caballero – oo Chelsea –beeca Xorta ugu biiray.

Baccary Sagna – oo la iska fasaxay.

Angus Gunn –oo  Norwich – amaah ugu baxay

Enes Unal – oo Villarreal – uga mid Noqday qarash aan la baahin

Bersant Celina –oo  Ipswich – amaah ugu dhaqaaqay

Olivier Ntcham – oo Celtic – ku aaday qarash aan la ogayn

Joe Coveney – oo Nottingham Forest – beeca Xorta ah ugu biiray

Nolito – oo Sevilla – uga mid noqday lacag aan la ogayn

Xidigaha u yimid Manchester United

Qiimaha lacageed ee ay ku bixisay suuqa ilaa haatan waa £106M ($174m)

Victor Lindelof – oo ka yimid Benfica – lacag dhan £31million

Romelu Lukaku – oo ka yimid Everton – lacag dhan  £75million

Kuwa ka hayaamay

Josh Harrop – oo si Xor ah uga mid noqday Preston North End –

Zlatan Ibrahimovic – oo la iska fasaxay

Sam Johnstone –oo  Aston Villa – amaah ku aaday

Adnan Januzaj –oo  Real Sociedad – ugu dhaqaaqay £9.8million balse haatan west ham ka mida

Dean Henderson – oo amaah ku aaday Shrewsbury

Wayne Rooney – oo beeca Xorta ugu labtay kooxdiisii Hore eeEverton

Regan Poole – oo amaah ku aaday Northampton

Xidigaha u yimid Tottenham

Qiimaha lacageed ee ay ku bixisay Suuqa ilaa haatan waa  £0M

Wax ay ilaa haatan la soo saxiixdeen ma jiro

Kuwa ka tagay

Kyle Walker – oo Manchester City – ugu biiray £45million

Luke McGee – oo Portsmouth – ku aaday qiimo aan la ogayn

Connor Ogilvie –oo amaah ku tagay  Gillingham

Clinton N’Jie – oo amaah ku tagay  Marseille

Federico Fazio – oo Roma – ku aaday qiimo aan la ogayn

Kooxaha kale ee horyaalka PL England qiimaha ay ku bixiyeen suuqana waa sidan hoos ku qoran;

WEST HAM UNITED – £44.5M ($73m)

HUDDERSFIELD TOWN – £36M ($59m)

LEICESTER CITY – £33M (54m)

NEWCASTLE UNITED – £31.4M ($51.5m)

WATFORD – £21M ($34.5m)

WEST BROM – £12M ($20m)

SWANSEA CITY – £11M ($18m)

BRIGHTON AND HOVE ALBION – £10.6M ($17.4m)

CRYSTAL PALACE – £8M ($13m)

SOUTHAMPTON – £5M ($8.2m)

STOKE CITY – £0M*

Waxaa diyaarisay: Hanaa Maxamud Maxamed.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan