Home / Arrimaha Bulshada / Wiilasha dibadda ka yimid ee cuntooyinka ku sameeya Muqdisho,Daawo

Wiilasha dibadda ka yimid ee cuntooyinka ku sameeya Muqdisho,Daawo

Koox dhallinayro ah oo ka soo laabtay dalka dibaddiisa ayaa waxaa ay Muqdisho ka hirgeliyeen aragti ganacsi oo ay ku sameeyaan Cuntooyinka dalka dibaddiisa ay ku soo barteen.

C/Qaadir C/raxmaan iyo koox dhallinyaro ah oo dibadda ka yimid ayaa aragtidan ku sameeyay Muqdisho,waxaana uu sheegayaa in uu noloshiisa iyo tan saaxiibadiiba ka maareeyaan.

Waxaa ay goob yar oo markii hore Gaari gacan ka billaabatay ku billaabeen sameynta Cuntooyinka fudud ee ay dadku qaataan.

Halkaan Ka daawo.

 

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan