Home / Habka-Nolosha / Xidiga Arsenal ee Yaya Sanogo oo Bisha January iskaga huleelaya.xaguu ku wajahan yahay?

Xidiga Arsenal ee Yaya Sanogo oo Bisha January iskaga huleelaya.xaguu ku wajahan yahay?

Weeraryahanka kooxda Arsenal Yaya Sanogo ayaa waxa uu qarka u saaran yahay inuu ka tago Premier League bisha Janawari,sidaas waxaa laga soo xigtay Calciomercato.

yaya-sanogo-arsenal-champions-league-2014_qzpi9jarwyss1fxgz6b96b1wp

http://radiohimilo.so

23 jirkaan kaas oo wakhtiiga badan ku qaatay amaah kooxaha Crystal Palace, Ajax iyo Charlton, ayaan hal kulan xitaa ka hoos ciyaarin Arsene Wenger xilli ciyaareedkan,waxaana ay diirada u saaranyahay tiro ka mid ah kooxaha Yurub.

Saint-Etienne ayaa la sheegay in ay daawan doonto Sanogo, si uu ugu biiro horyaalka Ligue 1 sanadka cusub.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan