10 faa’iido oo laga helo cunista Tufaaxa.
Posted by: radio himilo
October 10, 2017
Muqdisho – Tufaaxu wuxuu kamid yahay qudaarta shacbiyadda leh – waana mid wax fiican.
Waa qudaar ay ku cabaysan tahay faa’iidooyinka ay garbinayaan cilmi-baaris lagu ogaaday.
Halkan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa 10 faa’iido oo Tufaaxu leeyahay.
-
Tufaaxa waxaa ku jira nafaqo dheeri ah.
-
Tufaaxu wuxuu u wanaagsan yahay dhimista culeyska jirka.
-
Wuxuu u wanaagsan yahay wadnaha – waxaa lala xiriiriyay inuu hoos u dhigo halista cudurka wadnaha asiiba.
-
Waxaa sidoo kale lala xiriiriyay inuu yareeyo halista Kaadimacaanka.
-
Wuxuu u fiican yahay socodsiinta iyo dheefshiidka fiican.
-
Walxaha ku dihan Tufaaxa waxay kahor-tag u yihiin cudurka Kansarka.
-
Tufaaxa waxaa ku jira walxo kaas oo kaa saacidi kara inaan la dagaalanto Neefta.
-
Tufaaxu wuxuu aad ugu fiican yahay caafimaadka lafaha.
-
Waxay kahor-tag kaaga yihiin dhaawaca caloosha.
-
Wuxuu kahor-tag iyo ilaalinba u yahay maskaxdaada xilliga da’da culus.
2017-10-10