Himilo-War-saxaafadeed ka soo baxay gudiga la dagaalanka lacag dhaqidda iyo la dagaalanka maalgelinta argagixisada ayaa lagu sheegay in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu mamnuuc ka yahay Khamaarku, iyadoo si gaar ah war-saxaafadeedka loogu cadeeyey nuuca Online ka ah ee 1XBET. Sharadka ...
Read More »Wararka
Ruushka oo noqday dowlada ugu awooda badan caalamka
Himilo-Ruushka ayaa kaalinta koowaad ka galay liiska ciidamada aduunka ugu xooga badan, Sida laga soo xigtay “US News and World Report”. Hoos ka aqri dowladaha ugu ciidanka xooggan aduunka. Ruushka USA Shiinaha Israa’iil Kuuriyada Koonfureed Ukraine Iran UK Germany Turkiga ...
Read More »Dowladda Faransiiska oo dhalashada kala noqon rabto Benzema
Himilo-Wasiirka arrimaha gudaha ee Faransiiska Geral Darmanin ayaa ku eedeeyay xiddiga Karim Benzema in uu xiriir la leeyahay ururka “Ikhwaanul Muslimiin”, iyada oo mas’uuliin badan oo ka tirsan dowladda ay codasadeen in lagala noqdo dhalashada dalkaas. “Dhamaanteen waan ognahay in ...
Read More »Waa kuwee afarta dal ee siyaasad ahaan uu u saameeye dagaalka Gaza ka socda?
Himilo– dagaalka Marinka Gaza ka socda afartan dalka ayaa sii hurin kara. Boqortooyada Saudia Arabiya. Israel waxay waqti badan ku bixisay inay heshiis lagaarto dalalka khaliijka carabta, todobaad ka hor inta uusan dhicin wax lagu tilmaamay ‘Heshiis taariiqi ah’ oo ...
Read More »Kumanaan qof oo dibad baxyo looga soo horjeedo Israel ka dhigaya New York iyo London.
Himilo-Magaalooyinka London iyo New York waxaa ruxay dibad baxyo lagu garab istaagayo dadka shacabka ah ee falastiiniyiin ee ku dhibaatoonaya duqeynta ciidanka Yahuuda. Xilli ciidanka Booliska -ka mareykan-ka iyo Ingiriisku ay iskudayayaan inay xakameeyaan dibadbaxyada. Magaaloyinka dibad baxyadu ruxeen waxaa ...
Read More »Dagaalka Xamaas iyo Isreal iyo falcelinta dunida.
Himilo – Dagaalyahanno ka tirsan ururka Xamaas ayaa saaka gudaha u galay dhulka Yuhuudda lagu deegaameeyey. Ku dhawaad 1,000 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa gudaha u galay dhulka ay Yuhuuddu haysato. Waxa la rumaysanyahay in ay afduubeen dad aan tiradooda ...
Read More »Google oo loo maxkamdeynayo geeri ay ku lug yeelatay.
Himilo – Qoys mareykan ah ayaa dacwad ka gudbiye shirkada Google kaddib markii shil gaari uu galay wiil ay dhaleen oo isticmaalaye Jiheeyaha shirkadda ‘Google Map’. Philip Paxson oo ahaa dhaqtar iyo Aabe labo caruur ah leh, waxa uu shilka ...
Read More »Dowladda Japan oo cabsi ka qabta dhallinyadadii oo dalkaas ka sii dhamaanaya.
Himilo – Toban boqolkiiba (10%) shacabka Japan da’doodu waxay ka weyntahay 80 sanno sida ay sheegtay dowladda. Warbixin dhawaan wasaaradda arrimadaha gudaha Japan ay daabacday ayaa lagu sheegay in bulshada dalkaas ay da’ noqdeen taas oo ka dhigtay dalka dadka ...
Read More »Libya: Magaaladii badda ku darsantay ee Derna.
Himilo – Tirada dadka ku dhintay magaalada xeebeebka Derna ee dalka Libya ayaa gaartay 11,300 oo qof maanta oo riiqdu tahay ‘16-9-023’ xilli weli uu socdo baadi goobka dadka la la’yahay markii daad xoog leh uu magaalada ku rogmaday. Daadka ...
Read More »Taariikh nololeedka Fanaankii weynaa Axmed Naaji Sacad.
Himilo – Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad uga naxay geerida ku timid Fanaankii Soomaaliyeed ee Axmed Naaji Sacad oo maanta ku geeriyooday magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska. Axmed Naaji Sacad waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sannadkii 1939-kii, waxa uuna ...
Read More »