Home / Arrimaha Bulshada / Waa imisa tirada madaxweynayaasha ku geeriyooday shilalalka diyaaradaha?

Waa imisa tirada madaxweynayaasha ku geeriyooday shilalalka diyaaradaha?

Himilo – Waxaa la xaqiijiye Geerida madaxweynihii dalka Iran Ibrahim Raisi oo shil diyaaradeed ku geeriyooday. Safarka madaxweynaha waxaa wehliye wasiirka arimaha dibada Hossein Amir Abdollahian, godoomiyaha gobolka Azerbaijan iyo Saraakiil kale oo dhamaantood geeriyooday.
Hadaba marka laga yimaado madaxweynaha Iran ee shilka ku geeriyoodeen waxaa jira madaxweynayaal kale oo iyaguna shil diyaaradeed ku geeriyooday waxaana kamid ah:

Madaxweynihii Paraguary “1940”
Madaxweynihii Philippines (1957)
Madaxweynihii Brazil (1958)
Madaxweynihii Iraq (1966)
Madaxweynihii Brazil (1967)
Madaxweynihii Bolivia (1969)
Madaxweynihii Ecuador (1981)
Madaxweynihii Mozambique (1986)
Madaxweynihii Pakistan (1988)
Madaxweynihii Rwanda (1994)
Madaxweynihii Burundi (1994)
Madaxweynihii North Macedonia (2004)
Madaxweynihii Poland (2010)
Madaxweynihii hore ee Chile (2024)

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan