Himilo-Dunida waxa ugu badan ee maanta laga fakarayo waa nabad iyo xasilooni. dad badan ayaa u arka in dagaalkii sadaxaad ee aduunka uu bilaaban karo marka loo eego xiisada bariga dhexe oo lagu kabay loolanka Rush-ka iyo Mareykan-ka u dhaxeeya, iyadoo cabsidaas ay jiro hadane waxaa jira dalal saaxada colaada aan ku jirin.
Hadabada waxaa halkan kuugu soo gudbinayaa tobanka dal ee dunida ugu nabada badan:
- Iceland
- Denmark
- Ireland
- New Zealand
- Austria
- Singapore
- Portugal
- Slovenia
- Japan
- Switzerland