Home / Habka-Nolosha / 60-ka laacib ee Qandaraaskoodu dhacayo 2017

60-ka laacib ee Qandaraaskoodu dhacayo 2017

Waxaa jira xiddigo 60 ah oo waaweyn, kuwaas oo Qandaraasyada ay kooxahooda kula jiraani ka dhacayaan Sanadka 2017-ka oo hadda ay ka harsantahay 3-bilood waana naadiyada waaweyn ee Yurub.

Haddaba halkan ka ogow laacibiintaas
1)ADRIAN | West Ham United
2)ARITZ ADURIZ | Athletic Club
3)RAUL ALBIOL | Napoli
4)XABI ALONSO | Bayern Munich
5)HOLGER BADSTUBER | Bayern Munich
6)SAIDO BERAHINO | West Brom
7)KEVIN-PRINCE BOATENG | Las Palmas
8)WILFRIED BONY | Manchester City (on loan at Stoke City)
9)DANIEL CALIGIURI | Wolfsburg
10)MICHAEL CARRICK | Manchester United
11)IKER CASILLAS | Porto
12)SANTI CAZORLA | Arsenal
13)ALESSIO CERCI | Atletico Madrid
14)ERIC-MAXIM CHOPOU-MOTING | Schalke
15)GAEL CLICHY | Manchester City
16)BENOIT COSTIL | Rennes
17)DANIELE DE ROSSI | Roma
18)PATRICE EVRA | Juventus
19)FERNANDINHO | Manchester City
20)GABI | Atletico Madrid
21)VALERE GERMAIN | Monaco
22)STEVEN GERRARD | LA Galaxy
23)KEISUKE HONDA | AC Milan
24)KLAAS-JAN HUNTELAAR | Schalke
25)ZLATAN IBRAHIMOVIC | Manchester United
26)BRANISLAV IVANOVIC | Chelsea
27)KENEDY | Chelsea (on loan at Watford)
28)YEVHEN KHACHERIDI | Dynamo Kyiv
29)LAURENT KOSCIELNY | Arsenal
30)FRANK LAMPARD | New York City FC
31)STEPHAN LICHTSTEINER | Juventus
32)LUCAS LEIVA | Liverpool
33)PER MERTESACKER | Arsenal
34)JOHN OBI MIKEL | Chelsea
35)THIAGO MOTTA | Paris Saint-Germain
36)LUCIANO NARSINGH | PSV
37)JESUS NAVAS | Manchester City
38)PAUL-GEORGES NTEP | Rennes
39)PEPE | Real Madrid
40)ANDREA PIRLO | New York City FC
41)ANDREA POLI | AC Milan
42)RICARDO QUARESMA | Besiktas
43)RAFINHA | Bayern Munich
44)FRANCK RIBERY | Bayern Munich
45)ARJEN ROBBEN | Bayern Munich
46)BACARY SAGNA | Manchester City
47)YAYA SANOGO | Arsenal
48)HARIS SEFEROVIC | Eintracht Frankfurt
49)DARIJO SRNA | Shakhtar Donetsk
50)MARKEL SUSAETA | Athletic Club
51)TAISON | Shakhtar Donetsk
52)JOHN TERRY | Chelsea
53)FERNANDO TORRES | Atletico Madrid
54)YAYA TOURE | Manchester City
55)ANTONIO VALENCIA | Manchester United
56)DAVID VILLA | New York City FC
57)JETRO WILLEMS | PSV
58)AXEL WITSEL | Zenit St Petersburg
59)XAVI | Al Sadd
60)PABLO ZABALETA | Manchester City
Dhammaan Lixdankan laacib oo ka kooban kuwo aad loogu yaqaan Kubbadda cagta iyo kuwo kale ayaa waxaa ay yihiin kuwa Sanadkan wixii ka dambeeya aan lasii shaqeyn doonin Kooxaha ay hadda la jiraan, haddii aysan Qandaraas kordhin ka helin.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan