Home / Macluumaad / Bisadda ugu seynta dheer bisad-weynta caalamka.

Bisadda ugu seynta dheer bisad-weynta caalamka.

Muqdisho – Bisadda Cygnus Regulus Powers waxaa dhawaan loogu asteeyey buugga Guinness Records inay tahay midda ugu seynta dheer bisad-weynaha caalamka.

Dhererka rasmiga ah ee 44.66 cm (17.58 inches).

“Waa mid fiican in lagu arko rikoorka caalamka seyn ka dheer 16.3 cm iyo inay sii kordhayso,” William Power ayaa u sheegay Love Meow. “Seyntu waxay koraysaa 0.5 inch bishiiba.”

Hayeeshe, walwalka ugu badan ayay hadiyo jeer ku heysaa arrintan siiba marka ay rabaan inay xiraan albaabada, waa inay hubsadaan inaysan ag joogin si aysan seyntu kaga gurmin.

Cygnus walaalkiis, Arcturus ayaa sanadkan sidoo kale buugga Guinness ugu sharaxan bisadda ugu dheer bisad-weynaha caalamka.

cygnus-longest-tail2-750x555 cygnus-longest-tail3-750x914 cygnus-longest-tail4

 

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan