Home Cayaaro Barcelona oo dib u cusbooneysiin ku sameyn doonta dalabka Eric Garcia

Barcelona oo dib u cusbooneysiin ku sameyn doonta dalabka Eric Garcia

0
15

Himilo – Barcelona ayaa la werinayaa in ay u badan tahay iney dib u cusbooneysiiso dalabka ay gudbiyaan laacibka Manchester City ee Eric Garcia inta lagu guda jiro bisha January.

Laacibka ayaa jahwareer kala kulmay fursadda koowaad ee Etihad Stadium, Garcia ayaa diiday dadaal ay kooxdu damacsaneyd oo ah in uu hoos u dhigo heshiiskiisa muddada dheer.

Barcelona ayaa seeftay dib ula midoobidda laacibkooda hore xagaagan balse City ayaa ka biya diiday qiimaha xiddiga lagu iibin karo.

Si kastaba sida ay ku warameyso ESPN, naadiga Catalan ayaa cusbooneysiin doonta xiisaha  January, waana qeyb kamid ah fursadaha uu naadiga siin doono madaxweynaha cusub oo ay kooxdu yeelan doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan