Home / Macluumaad / Italy: Magaalo hoy u ah dadka ugu da’da weyn

Italy: Magaalo hoy u ah dadka ugu da’da weyn

Himilo – Magaalo yar oo ku taalla dalka Talyaaniga taas oo ay ku nool yihiin dad lagu qiyaaso 1,765 ayaa dooneysa inay sameyso rikoor cusub.

Sida ay weriyeen warbaahinta maxalliga ah ee jasiiradda Sardinia, waxaa magaalada jooga in ka badan 10 ruux oo dhaafay da’da 100 jirka.

Sardinia ayaa loo aqoonsaday inay tahay mid ka mid ah shanta meelood ee adduunka ugu badan ee ay ku nool yihiin boqol-jirayaashu.

Saynis yahano darsay magaalada ayaa sheegay hawada nadiifta ah, iyo cuntooyin caafimaad qaba ay dhamaantood ka qayb qaateen cimriga dhererka.

About Ahmed Haaddi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan