Liverpool oo ku guuleysatay EFL Cup

Himilo – Labada kooxood ayaa wakhtigii ciyaarta oo lagu daray 30 daqiiqo isla dhaafi wayay  jiray barbaro 0-0 ah garoonka Wembley.

Liverpool ayay guushu ku raacday rigoorayaal. Min 10 rigoole ayay iska dhaliyeen balse Kepa ayaa rigoorada goosha dul mariyay markiisii.

Labada dhinacba waxa ay ahaayeen kuwa soo bandhigay ciyaar wanaagsan, waxay iska qasaariyay fursado muhiim ah oo ay heleen intii ciyaartu socotay.

Chelsea ayaa Wembley kula kulantay labo guuldaro oo xiriir ah finalka EFL Cup.  2018-19 ciyaar final ah ayay Man City kaga guuleysatay rigooreyaal.

error: Copy lama Ogola Fadlan