Home / Arrimaha Bulshada / Iskaashatada farshaxanka iyo warshadaha yaryar oo bandhig ku qabtay Muqdisho,Daawo

Iskaashatada farshaxanka iyo warshadaha yaryar oo bandhig ku qabtay Muqdisho,Daawo

Bandhig ay soo qaban qaabiyeen Iskaashatada farshaxanka iyo warshadaha yaryar ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Bandhigga ayaa waxaa ay la yimaadeen dadkii ka qeybgalay wax soosaarkooda farshaxaneed iyo aragtiyada ganacsi ee ay hayeen.

Faadumo Sheekh Cali waa Guddoomiyaha Iskaashatada farshaxanka iyo warshadaha yaryar,waxa ay sheegtay in bandhiggan u abaabuleen dhallinyarada ka baxay Jaamacadaha ee sameystay aragtiyaha Ganacsiga.

halkan ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/1025024878498040/

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan