Waa kuwee dalalka ugu waxbarashada fiican dunida.

Himilo-Macnaha waxbarasho waa  ficilka ama habka baahinta ama helitaanka aqoon guud, horumarinta awoodaha caqli-galka ah iyo xirfado.

Aqoontu waa mida kala hormarisay dalalka aduunka, oo qaarkoodana ay meel sare ka gaareen nolosha qaarkalane ay meel liidaato ka joogaan.

Hadaba halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa tobanka dal ee ugu waxbarashada fiican aduunka.

  1. 🇸🇪 Sweden
  2. 🇫🇮 Finland
  3. 🇩🇰 Denmark
  4. 🇩🇪 Germany
  5. 🇨🇦 Canada
  6. 🇬🇧 UK
  7. 🇳🇴 Norway
  8. 🇯🇵 Japan
  9. 🇨🇭 Switzerland
  10. 🇳🇱 Netherlands
error: Copy lama Ogola Fadlan