Gabdhihii ugu badnaa oo ka qalin-jabiyay Jaamacadda Muqdisho

In ka badan kun arday ayaa ka qallin-beddeshay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Muqdisho. Ardaydan oo ka aflaxay 30 taqasus waxaa xusid mudan inay gabdho u badan. Sidoo kale waxaa kaalinta koowaad gashay gabar.

Hoos ka daawo sheekada oo buuxda

 

 

error: Copy lama Ogola Fadlan