Dhageyso: Barnaamijka Martida Ramadaanka 30 05 17

Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino  macluumaad bishan barakaysan ku qotoma.

Sida warbixin quseysa bishan, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku dhaqan.

Fardowsa Sheekh Cabdiraxmaan ayaa soo jeedinaysa.

Halkan hoose ka dhageyso:-

error: Copy lama Ogola Fadlan