Himilo – Maalinta aqoonsiga iskaa-wax-u-qabso ayaa la xusaa sanad walba 20-ka Abriil. Sida magacaba ka muuqata, waa maalin la xurmeeyo, la aqoonsado lana xuso shaqsiyaadka naf hurayaasha ah ee ku tabaruca waqtigooda iyo xooggooda si ay u caawiyaan dadka kale ...
Read More »Uncategorized
Dhallinyaro carruur danyar ah ku caawiyay dhar
Haweeneyda u gaaryeeshay wiilasheeda inay jikada galaan
Maxay tahay in la sameeyo 10 dambe ee Ramadaan?
Himilo – 10-ka dambe ee bisha Ramadaan, waxay culimadu u badiyaan inuu ku jiro habeenka laylatul Qadriga – kaas oo kheyrkiisa lagu sheegay qur’aanka. Waxaan halkan idinkula wadaaneynaa tallooyin qofka ku saacidi kara inuu la kulmo habeenkaas isagoo ku hawlan ...
Read More »Sidee ayuu u dhacaa Ictikaafka bisha Ramadaan?
Himilo – Ictikaafku wuxuu dhacaa inta lagu guda jiro tobanka beri ee ugu dambeeya bisha Soonqaad. Micno ahaan waa in lagu sugnaado masaajidka mudadaas. Qorrax dhaca maalinta 20-aad ee Ramadaan ayuu billowdaa Ictikaafku, wuxuuna dhammaadaa marka la arko bisha Soonfureed. ...
Read More »Euro-2024: Portugal oo ka mid noqday xulalka u gudbay wareega 16
Himilo – Waxaa meel xiiso leh maraya koobka Euro 2024. Qaramada qaarkood ayaa xaqiijiye u gudbidda wareega xiga ee 16-ka Xilli uu bilaabanayo wareega 2-aad ee Group-yada ayay xulalka qaar xajiijiyeen inay gudbeen. Ka sokow in uu xulku u soo ...
Read More »Bar Haweynkeenna.
Qaramada Midoobey oo qaraar ku mamnuucay gubidda Qur’aanka
Golaha Qaramada Midoobey ayaa meel mariyay qaraar ka dhan ah gubidda Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah oo ku soo badanaya Waddamada Reer Galbeedka. Mooshinkan ayaa la meelmariyay Arbacadii , balse waxaa kasoo horjeestay Mareykanka iyo Midowga Yurub oo sheegay inuu kasoo ...
Read More »63 jir, Jaamacad la dhameynaya Carruur uu Awoowe u noqon karo,Daawo
Maxamed Ibrahim Duqow; oo 63 jir ah ayaa subax walba soo xaadira fasal ka mid ah kuwa Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed,waxaana uu wax la bartaa Ardeyda Fasalka oo uu Awoowe u noqon karo. Waxaa uu sheegay in Geeddiga Waxbarashada uusan ahayn ...
Read More »