Home / Uncategorized (page 2)

Uncategorized

Ukraine: Lamaane maalmaha malabka ku qaadanaya furinta dagaalka

Himilo – Lamaane reer Ukraine ah ayaa maalintii meherkoodu dhacay maalintii ku xigtay waxay ku biireen ciidamada difaaca ee la dagaalamaya Militariga Ruushka ee ku soo duulay. Yaryna Arieva, 21, iyo Sviatoslav Fursin, 24, oo ku ballamay inay aqal galaan Bisha ...

Read More »

Muxuu yahay xalka loo helay tuugada jabsada gawaarida baakinada la dhigto

Himilo – Wax lagu tilmaami karo oo kaliya mid ka mid ah hababka ka hortagga jabsiga baabuurta ee ugu maan-galsan, dadka ku nool deegaanka Bay  oo ah gobol ku yaal Waqooyiga California ayaa kaga tagaya baabuurtooda baarkinka isaga oo ay ...

Read More »

Sergio Aguero oo ilmeynaya ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha

Himilo – Sergio Aguero ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay ciyaaraha kubadda cagta, kaddib xanuun dhanka wadnaha ah. 33 jirkan ayaa u dhaliyay 427 gool xirfadiisa koox iyo waddan wuxuuna kula guulaystay 20 koob oo waaweyn oo uu ku jiro ...

Read More »

test

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Ole Gunnar Solskjaer ayaa farriimo taageero ah ka helay ciyaartoyda Manchester United

Himilo – Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagu soo warramayaa in uu kooxdiisa ka helay fariimo qoraal ah oo ay ku muujinayaan taageeradooda kadib guuldaradii 5-ta gool ahayd ee ay kala kulmeen Liverpool todobaadkii hore. Booska ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 85aad

Read More »

Haweeneydii ugu horreysay oo timajare ka noqotay Sacuudiga

Himilo – Wafa Saqer ayaa noqotay haweenaydii ugu horeysay ee Time-jare ka noqotay dalka Sacuudi Carabiya. Shaqadeeda, hadal-heyn badan ayay baraha bulshada ka dhalisay haweeneydan tima jaraha ka noqotay Sacuudiga. taas oo ay dadku u qaateen in ragga ay u ...

Read More »

Italy: Macallin saddex sano gudahood shaqadiisa ka fasax qaatay in ka badan 769 maalin

Himilo – Macallin ka soo jeeda dalka Talyaaniga ayaa waxa uu shaqadiisa fasax ka qaaday saddex sano gudahood muddo ka badan 769 maalin. Marka la isku geeyo saddexda sano si guud waxay ka kooban tahay 1095 maalin, waxaa ku jira ...

Read More »

Nigeria: Magaalo ragga iyo haweenka jooga ay ku hadlaan luuqado kala duwan

Himilo – Tuulo ku taalla koonfurta dalka Nigeria waxaa la ogaaday in ragga iyo dumarka deggan ay ku hadlaan afaf kala duwan Dadka ku nool magaalada yar ee Ubang oo beeralay ah waxay arrintan kala af duwanaanta  ah u arkaan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan