Home / Caafimaad / Farriin ku saabsan duumada

Farriin ku saabsan duumada

Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka adduunka labadii daqiiqaba cudurka Duumada waxaa dunida ugu dhinta ilmo. Sanad walba waxaa la weriyaa in ka badan 200 milyan kiis oo duumo ah. Taniyo 2000 waxaa is dhimay tirada dadka u dhibtooda cudurkan balse weli waxaa jira dalal ay ku sii kordhayso.

 

 

About Ahmed Haaddi

error: Copy lama Ogola Fadlan