Home / Uncategorized (page 3)

Uncategorized

Maqal- Raxiiqul Makhtuum – Casharka 42aad

Read More »

India: Dadkii ugu badnaa oo toddobaad gudihii laga tallaalay COVID-19

Himilo – Isbitaal ku yaalla Mumbai ayaa galay diiwaanka Guinness World Record kadib  markii uu cudurka Koofid-19 muddo isbuuc ah ka tallaalay  in ka badan 30,000 oo qof. Isbitaalka Surana Sethia, oo kaashanaysa ICICI Lombard, wuxuu diiwaan-geliyay 30,467 qof si ...

Read More »

19 August – Maalinta caalamiga ah ee Bani aadanimada

Himilo – Sanad kasta 19 August, dunidu waxay u asteysay maalin si wada jir ah taageero loo siiyo kuwa u baahan garab qabashada ee la daalaa dhacaya xaaladaha bani aadanimo ee ciriiriga nolosha. Sidoo kale, maalintan waxaa dareen bogaadin iyo ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Aqoon-kaal

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Haweeney mar qura dhashay 10 carruur ah

Himio – Haweeney ka soo jeeda Koonfur Africa ayaa dhashay 10 ilmood mar qura, iyadoo jabisay rikoodhka Guinness World Record ee ay haysatay Halima Cissé oo sagaal carruur ah ku dhashay dalka Morocco horaantii bishii May ee sannadkan. Dhakhaatiirta ayaa ...

Read More »

Sancho oo heshiis la galay Dortmund si uu ugu biiro Man United

Himilo – Jadon Sancho wuxuu heshiis hoose la galay Borussia Dortmund si uu ugu biiro Manchester United suuqa xaggaagan haddii ay bixiyaan lacagta saxda ah kahor taariikh cayiman. Borussia Dortmund iyo Jadon Sancho ayaa leh ‘heshiiska mudan’ kaas oo dhigaya ...

Read More »

Arsenal oo loo sheegay inay bixiso 60 milyan oo ginni

Himilo – Arsenal ayaa loo sheegay inay bixiso € 60m (£ 51.6m) haddii ay rabto inay si joogto ah ula saxiixato Martin Odegaard oo ka tirsan Real Madrid. Kubadsameeyaha reer Norway ayaa ku riyaaqay amaah guul uu ku qaatay Emirates ...

Read More »

Danny Rose oo ay iska fasaxday kooxda Tottenham Hotspur

Hmilo – Danny Rose 14-kii sano ee uu la joogay kooxda Tottenham wuu dhamaaday kadib markii uu ka tagay kooxda dhamaadka heshiiskiisa. 30 jirkaan ayaa kaga soo biiray Leeds 2007dii waxaana uu u saftay 241 kulan, isagoo qeyb muhiim ah ...

Read More »

Sergio Aguero oo heshiis la gaaray kooxda Barcelona

Himilo – Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa ogolaaday inuu ku biiro Barcelona heshiis labo sano ah xagaagan. Xiddiga reer Argentine ee 10-ka sano ku sugnaa Etihad Stadium ayaa soo afjari doona marka uu heshiiskiisu dhamaado dhamaadka xilli ciyaareedkan, waxaana ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan