Muqdisho – Biya-dhaca Angel ee ku yaalla Koofur America waa midka ugu dheer biya-dhacyada adduunka.
Ku dhex-yaal xarunta Canaima National Park ee dalka Venezuela, Angel sidoo kale waa mid kamid ah biya-dhacyada ugu quruxda badan dunida. Waxay 802 mitir ka sarreysaa oogada dusheeda – biya-dhacana wuxuu ku shubmaa webiga Kerep River.
Dherersanaanta biya-dhaca Angel aalaba kama dhigna in biyuhu aysan soo gaarin dhulka.
Goobtan la yaabka leh waxay aheyd mid aysan dunida ogeyn ilaa sahmiye James Crawford Angel uu asteeyey sanadkii 1933 xilli uu baadi-goobayay dhagxaan qaali ah. Wuxuu isku dayay inuu diyaaraddiisa ku dejiyo Ayuan-tepui sanadkii 1937 hayeeshe degis kadib way awoodi waayeen inay kicitimaan.
Sidaas darteed, isaga iyo saddax jaallayaashiisa kamid ah waxay ku noqotay inay lug kaga daagagaan biya-dhaca. Waxayna ku qaadatay 11 maalin inay dhulka ku yimaadaan – iyaga oo awooday inay dunida u weriyaan biya-dhacan dabiiciga ah kaas oo ugu danbeyn noqday mid caan baxay. Waxaana lagu magacaabay Angel si loo sharfo doorkiisa.
Diyaaraddu waxay kusii nagaatay goobta muddo 33 sanadood ah kahor intaan helicopter looga soo qaadin.
Mayaro virus Togaviridae is an endemic arbovirus of the Americas with epidemiological similarities with the agents of other more prominent diseases such as dengue Flaviviridae, Zika Flaviviridae, and chikun can you buy priligy online com 20 E2 AD 90 20Viagra 20Tablets 20Price 20In 20Peshawar 20 20Viagra 20Mercado 20Libre 20Mexico viagra tablets price in peshawar Don Coxe, a portfolio adviser to BMO Asset Management, said the obvious benefit of a real asset is scarcity