Home / Habka-Nolosha / Antoine Griezmann oo aaminsan ma yahay Laacibka Qaaradda Yurub?

Antoine Griezmann oo aaminsan ma yahay Laacibka Qaaradda Yurub?

laacibka Atletico Madrid iyo France  Antoine Griezmann ayaa aaminsan in hanashada laacibka qaaradda Yurub ee UEFA Best Player in Europe uu ka mudanyahay Cristiano Ronaldo iyo Gareth Bale.

Griezmann ayaa kusoo bandhigay ciyaar fiican 2015-16, 7 gool ayuu dhaliyay 13 kulan si uu uga caawiyo Atletico gaarista Champions League final.

Ninkan oo 25-jir weerarka ka ciyaara ah ayaa France kula guuleystay Billadda Qalinka ah, marka la fiiriyo Euro 2016 oo ay final-ka Gaareen in kastoo laga qaaday.

Griezmann ayaa aaminsan in uu yahay laacibka ugu wanaagsan ee Yurub.

“Waan ku faraxsanahay in aan soo gaaro kaalinta dambe, taas ayaa la macno ah in aan ku guuleysan karo Abaal marintan,” Griezmann ayaa u sheegay 24sata.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan