Home / Arrimaha Bulshada / Ardey dhibbane u ah Gaadiidka Dowladda, warbixin maqal

Ardey dhibbane u ah Gaadiidka Dowladda, warbixin maqal

Nolosha ardeynimada waxaa ay leedahay duruufo kala duwan, hayeeshee Ardeyda Muqdisho waxaa u dheer dhibaato ay kala kulmaan adeegsiga Waddooyinka.

Iyada oo si guud gaadiidka wax u yeelo taasina ay sabab u tahay sharciga waddooyinka oo aan la dhaqan gelin,waxaa ay ardeyda dhibaato kala kulmaan Gaadiidka Dowladda.

Warbixintan waxaan ku eegeynaa Gabar ardeyad ah oo ku dhaawacantay shil ay kala kulantay mid ka mid ah Gaadiidka Dowladda.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan