Home / Cayaaro / Arsenal oo xiiseeneysa laacib ka ciyaara dalka Holland

Arsenal oo xiiseeneysa laacib ka ciyaara dalka Holland

Himilo – Arsenal ayaa la werinayaa in suuqa ay ka dooneyso weeraryahan iyada oo xiiseyneysa laacibka PSV ee Donyell Malen, sida ay werisay Soccernews.

Malen, oo 21 jir ah ayaa dhaliyay 33 gool isaga oo 79 kulan u saftay PSV Eindhoven oo ay ku jirto seddex gool iyo shan caawin fasal ciyaareedkan. Laacibkaan ayaa horey ugu soo ciyaaray da’yarta Arsenal kahor inta uusan ku biirin.

Mikel Arteta ayaa la werinayaa xiisaha uu u hayo xiddigan, si kastaba Arsenal ayaa wajihi doonta tartan kaga imaanaya kooxaha Juventus iyo Barcelona oo laacibkan daneynaya.

About Sadia Nour

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan