Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa lugta koowaad ee wareega afar dhammaadka UCL gegada Estadio Vicente Calderon ku soo dhoweysay dhigeeda Bayern Munich.
Kulanka oo ay u soo daawasho tageen 52,127 taageere, waxaa dhexdhexaadinayay garsooraha Ingririiska ah Mark Clattenburg.
Bilowgii cayaartaba, daqiiqaddii 11aad qadka dhexe ee Atletico Saul Niguez ayaa kubad qurux badan ku dhex qaatay dhowr cayaartoy oo Bayern ah, inta aanu gool qurux badan dhan ka siin goolhaye Neuer.
Goolka uu dhaliyay Niguez ayaana ahaa farqiga labada koox, inkastoo koox walba ay fursado cajiib ah soo mareen, lagana xusi karo labadii fursadood ee dahabigaa ahaa ee soo kala maray Alaba iyo Torres oo labada dhan kala metelayay darbooyinkoodise birta ayaa beenisay.
Lugta labaad waxaa lagu dheeli doonaa Allianz Arena Salaasada soo socota, xilli Finalka ay lug lasii gashay kooxda Atletico Madrid.
reddit priligy After 10 days you may shampoo your hair normally with your regular shampoo
TNBC constitutes a molecularly heterogeneous group of tumors that can vary in response to treatment, and clinical management can be challenging, particularly for the practicing community oncologist, for whom breast cancer may be only one of many tumor types encountered how can i buy priligy in usa