Home / Author Archives: Himilo Radio (page 10)

Author Archives: Himilo Radio

kooxda gobolka Banaadir oo 2-1- uga badiyay xulka Galmudug

Himilo-Kulan ciyaareed aad u xiisa badan oo u dhexeeyay Xulka Galmudug iyo Xulka Gobalka Banaadir oo ka dhacay garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium yaa ku soo dhamaaday natiijo aan u wanaagsaneyn Galmudug, kulankan waxa uu qeyb ka ahaa koobka ...

Read More »

Maqaal: Maxaa laga barankaraa doorashada kadhacday Puntland maadaama Sanadka 2024 uu dalka u yahay Sanad doorasho?

Himilo – Puntland waxaa ka dhacay doorashada madaxtinimada, halkaas oo ay ku tartameen 11 musharax madaxweyne iyo 11 musharax madaxweyne ku xigeen. Doorashada Puntland waxay aheyd mid kamid ah doorashooyinkii ugu adkaa ee maamul goboleedyada lagu qabto. mudo dhowr bilod ...

Read More »

UNESCO oo Afurka kamid dhigaysa bandhig dhaqameedyada Aadanaha.

Himilo-Hey’adda UNESCO ayaa si rasmi ah waxay afurka bisha Ramadaan ugu aqoonsatay kulan diimeed qeyb ka ah is-dhexgalka bulshada iyo wax wada qeybsiga. Afurku waa cunnada la cuno marka gabbalku dumo ama qorraxdu dhacdo inta lagu jiro 30-ka maalmood ee ...

Read More »

Nin ka maarmay isticaalka tignoolajiyada iyo lacagta.

Himilo-Mark Boyle oo sidoo kale loogu yeero ninka lacag la’aanta ah, wuxuu joojiyay am aka quustay isticmaalka lacagaha taniyo sannadkii 2008 wuxuuna ku nool nolol aysan wax raad ama saameyn ah ku lahayn lacagtu. Taas beddelkeeda wuxuu naftiisa u weeciyay ...

Read More »

Maqaal: Cariirigii Muqdisho kajiray miyaa xal loo helay?

Himilo-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay in bilowga sanadka cusub ee 2024 la qaadi doono qeybo badan oo kamid ah dhagaxyada amni ee yaalla waddooyinka magaalada, maadaama uu isbeddel weyn oo amni uu ...

Read More »

Maxaa sabab u ah shaqa la’anta heysata dhalinta Soomaaliyeed?

Himilo-Tirada dadka ku nool Afrikada ka hooseysa Saxaraha aad ayuu u kordhayaa marka la barbar dhigo gobollada kale, tirada ugu badan ee dadka da’da shaqada ku jirana waa dhallinyaro Qiyaastii kala bar dadka ku nool Afrikada ka hooseysa Saxaraha waxa ...

Read More »

Waa kumee tobanka dal ee ugu wanaagsan duniga in lagu noolaado?

Himilo-Tartanka ay dalalku ku jiraan waxaa udub dhaxaad u ah in muwaadiniintooda ay siiyaan adeegyada nolosha aasaaska u ah, dalba dalka uu ka adeeg wanaagsan yahay dadkiisu waa ka nolol wanaagsanyihiin, hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa tobanka dal ee ...

Read More »

27-December Maalinta Caalamiga ah ee U Diyaargarowga Cudurrada faafa

Himilo-Maalinta Caalamiga ah ee U Diyaargarowga Cudurrada faafa, 27 December Maalinta Caalamiga ah ee u diyaar-garowga cudurrada faafa sannad kasta si ku habboon oo waafaqsan xaaladaha iyo mudnaanta qaranka, iyada oo loo marayo waxqabadyo waxbarasho iyo wacyigelin, si loo muujiyo ...

Read More »

Arday Muslimiin ah oo lacag u ururinaya Falastiin.

Himilo-Arday Muslimiin ah oo da’yar kuna nool Blackburn ayaa qeyb ka ah tartan kubadda cagta ah oo loo qabanayo ardayda iskuullada. Qorshahoodu waa inay lacag ugu ururiyaan Muslimiinta reer Falastiin ee ku nool Gaza. Waxaa soo agaasimay dhacdadan  Hafiz Asif ...

Read More »

Tobanka magaalo ee dadkii ugu badnaa ay booqdeen sanadka sii dhamaanaya ee 2023-ka

Himilo-Dalxiisku waa mid kamid ah ilaha dhaqaale ee ugu weyn dunida kuwaas oo ay ku xisaabtamaan dowladuhu, dalba dalka uu ka amni badan yahay uu ka dalxiisayaal badan yahay, dalba dalka uu ka dalxiisayaal badanyahayna waa ka dhaqaale badan yahay. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan