Himilo FM –Tiemoue Bakayoko ayaa ku soo laaban doona Chelsea ka dib sannad uu ku qaatay Serie A, gaar ahaan AC Milan. Taasi waxaa xaqiijiyay maalmo ka hor wakiilka ciyaaryahanka oo ah walaalkiis.
“Mustaqbalkayga? Haa, waxaan ku laaban doonaa Chelsea, weli waxaan heystaa qandaraas seddex sanno ah, waxaan heystaa doorasho, ma garanayo waxa dhici doona ka dib laakiin waa inaan ku laabtaa Chelsea, waa waxa keliya ee aan ogahay, “ayuu ku sheegay ciyaaryahanka wareysi uu maanta siiyey L’Equipe ku sheega
Waxa uu inta raaciyay “Way adagtahay in la maqlo waxyaabo gaar ah, gaar ahaan marka ay been yihiin,” ayuu yiri Bakayoko.
Kooxda Sevilla ayaa xiisaynaysa inay khad dhaxahan Chelsea Tiémoué Bakayoko ku qaataan si ammaah ah.