Home / Habka-Nolosha / Banaadir SC oo la guddoonsiiyay koobka horyaalka + Sawirro

Banaadir SC oo la guddoonsiiyay koobka horyaalka + Sawirro

Kooxda kubadda cagta Banaadir SC ayaa la guddoonsiiyay horyaalka Soomaaliya oo lix dhibcood ay ka hormartay koox walba oo cayaareysa xagaagan.

Kulan cayaareedkii shalay ay la dheeshay kooxda booska labaad ee Dekedda ayaa kusoo idlaaday barbaro goolal la’aan ah, walow Banaadir SC dhowr jeer la sigay, birtuse ay caawisay.

42 dhibcood ayayna kooxda Banaadir SC ka heshay 18kii kulan oo xagaagan ay horyaalka ka dheeshay si ay ugu dabaal degto markeedii shanaad hanashada horyaalka.

Waa markii labaad oo horyaalka ay hanato saddex xagaa gudihii iyadoo aan marna dhankeeda dhulka la dhigin.

index

2

3

1

 

r

4

8

6

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan