Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed.
Todobaadkan waxaan barnaamijka ku wareysanay Prof Ciise Maxamed Siyaad oo Cilmiga Afafka Aqoon u leh.
Weriye Axmed Haadi ayaa barnaamijka Soo Jeedinaya.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka:-