Home / Aragtida Islamka / Bisha Soonqaad oo lafilayo inay dhalato March 11.

Bisha Soonqaad oo lafilayo inay dhalato March 11.

Himilo – Muslimiinta adduunka waxay bisha Ramadaan soo dhawayn doonaan maalin Isniin ah oo ay taariikhduna tahay March 11, 2024, marka laga qiimeeyo tirsiga bisha Hijriyadda.

Waana sida ay u badan tahay in maalintaas ay wada soomi doonaan Muslimiinta adduunka ee shanta qaaradood ee dunida ku kala nool.

Bisha Ramadaan waa bil Muslimiinta adduunka ay siiyaan mudnaan maadaama ay muddo 30 maalmood ah ka soomanayaan cunnada, cabitaanka, galmada iyo wixii burin kara soonka – isla markaana ay badinayaan acmaasha wanaagsan sida salaadda, Qur’an aqriska iyo samafalka.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan