In badan oo ka mid ah Waddamada Islaamka ayaa Maanta looga dabaaldagayaa maalinta 1aad ee Ciidul Fitriga halka kuwo kale ay maanta u tahay maalinta 30aad ee Bisha Ramadaan. Si isku mid ah ayaa Dunida looga soomay maalin qura oo ...
Read More »Aragtida Islamka
Goorma ayey tahay in la bixiyo Fitrada?,Daawo
Maalmaha ugu dambeeya ee Bisha Ramadaan iyada oo lagu jor ayaa waxaa intaas dheer bixinta Fitrada waajibka ku ah qof kasta oo ka mid ah Dadka Muslimiinta ah. Haddaba Culimadu waxaa ay sheegayaan xilliyada ugu wanagasan amaba ugu ajirka badan ...
Read More »Daawo: Macalinka Kitaabka Qur’aanka ah gacantiisa ku qoray
Macallin Maxamed Sheekh Cabdullahi; waxaa uu gacantiisa ku qoray Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, waxaana uu howshan waday muddo dheer. Wareysi uu siiyay Idaacadda Himilo, waxa uu ku sheegay in uu billaabay qoridda Kitaabka Qur’aanka ah sanadkii 1989kii . halkan ka ...
Read More »Daawo: Fadliga ku jira10-ka dambe ee Ramadaan
Bisha Soon ayaa soo gaartay tobankii ugu dambeeyay oo ay Maalmo dhaafeen, waxaan halkan idin kula wadaageynaa Fadliga Tobabnka Dambe ee Soonka iyo sida ay tahay in looga faa’ideysto. Shiikh Shariif Maxamed Cumar, ayaa soo jeedinaya. https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/1418139155395462
Read More »Daawo: Subac Soonka iyo Soomaalida
Dhaqanka Soomaalida ee wanaagsan waxaa ka mid ah Xifdinta Diinta Islaamka oo ay inta badan uga duwanyihiin Muslimiinta Caalamka. Waxyaabaha Soomaalida u suurageliyay xifdiga Qur’aanka waxaa la isku raacsanyahay in uu qeyb ka yahay Subaca xilliyada ardeynimada Dugsiga iyo marka ...
Read More »Suldaan u dhashay Imaaraatka oo Hawada sare Soonka ugu soo galay
Suldaan u dhashay Waddanka Imaaraadka Carabta ayey Bisha Soon ugu soo gashay isaga oo ka mid ah kooxda la socdota Dayax Gacmeedka Crew-6. Waxaa uu baxay 2dii March waxaana uu maqnaanayaa lix bilood,waxaase ay dood ka dhalatay sida uu Soonka ...
Read More »Ilaalinta Ballanta,warbixin, dhegeysi
Ilaalinta ballantu waa lagama maarmaan. Waa arrin la isku raacsanyahay oo la wada ogolyahay goob kasta iyo dhaqan walba oo adduunka ka jira. Si dadku ugu wada shaqeeyaan si hagaagsan oo meelmar ah, waxaa lamahuraan ah in la ilaaliyo balanta. ...
Read More »Caro ka dhalatay Wasiirka Amniga Yuhuudda oo damcay in uu galo Masaajidka Al-Aqsa
Falastiiniyiinta ku sugan magaalada Quddus ayaa daan daansi iyo hurinta colaad cusub ku tilmaamay kaddib markii Wasiirka Amniga Maamulka Israel uu damcay in uu galo Masaajidka Barakeysan ee Al Aqsa. Dadka Reer Falastiin ayaa wasiirkan oo xagjir ah ku sifeeyay ...
Read More »Muqdisho oo la keenay qalab carruurta ku caawinaya fahanka nolosha
Barayaal wax ka dhiga jaamacadaha magaalada Muqdisho oo isku bahaystay inay horumariyaan waxbarashada carruurta ayaa bishii March ee 2022 keenay qalab ardayda dhigta xannaanooyinka iyo iskuulada hoose ka caawiya fahanka casharrada. Agabkan oo leh qeyb kala duwan oo halxiraalayaal ah ...
Read More »Harqaanle: “Dharka ugu badan oo aan tolno, wuxuu noqday kuwa calanka”
Himilo – Goor barqo ah iyo gudaha mid kamid ah dawaarlayaasha Suuqa weyn ee Madiina, Khadra Maxamed waxay saaka u timid in dalab gaar ah oo ay ugu diyaargaroobayso munaasabad soo aadan loo sameeyo. “Waxaan rabaa in la ii tolo ...
Read More »