Home / Aragtida Islamka (page 2)

Aragtida Islamka

Casharka Tafsiirka Maay 3aad

Read More »

Dalkee saacadaha ugu yar laga soomayaa Bisha Ramadaan?

Himilo – Inta lagu gudo jiro bisha ramadaan muslimiinta ku nool dunida waxay si buuxda u soomaan bisha tirsiga dayaxa, soonka wuxuu ka bilowdaa salaadda fajarka ka hor inta uusan dilaacin  wuxuuna ku eg yahay qorrax dhaca. Sannadkii hore waddanka ...

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 2aad

Read More »

Casharka Tafsiirka Maay 1aad

Read More »

Da’yar Muslim ah oo badbaadiyay nolosha 29 qof!

Himilo – Wuxuu abaalmarinta MBE ku helay badbaadinta 29 qof oo rabay inay nafta is dhaafiyaan ama naftooda dilaan. Rizwan Javed waa Muslim British ah oo ka shaqeeya saldhigyada tareenada wuxuuna hadda magaciisa uga faa’iideysanayaa inuu maareeyo xaaladda ah adag ...

Read More »

Tirada shacabka Falastiiniyiinta ku geeriyooday duqeymaha Yahuudo oo ku dhow 28-kun

Himilo-Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in tirada dhimashada ee ka dhashay duqeymaha Israa’iil ee dhulka Falastiin ay gaartay 27,947 tan iyo 7-dii Oktoobar. Ugu yaraan 67,459 Falastiiniyiin kale ayaa ku dhaawacmay weeraradan oo isugu jira kuwa toos ah, toogashooyin ...

Read More »

Bisha Soonqaad oo lafilayo inay dhalato March 11.

Himilo – Muslimiinta adduunka waxay bisha Ramadaan soo dhawayn doonaan maalin Isniin ah oo ay taariikhduna tahay March 11, 2024, marka laga qiimeeyo tirsiga bisha Hijriyadda. Waana sida ay u badan tahay in maalintaas ay wada soomi doonaan Muslimiinta adduunka ...

Read More »

Dagaalka Xamaas iyo Isreal iyo falcelinta dunida.

Himilo – Dagaalyahanno ka tirsan ururka Xamaas ayaa saaka gudaha u galay dhulka Yuhuudda lagu deegaameeyey. Ku dhawaad 1,000 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa gudaha u galay dhulka ay Yuhuuddu haysato. Waxa la rumaysanyahay in ay afduubeen dad aan tiradooda ...

Read More »

Waa kee dalka ugu muslimiinta badan caalam-ka?

Himilo- xog cusub oo dhawaan lashaaciye ayaa muujineysa tirada dadka muslim-ka ee dal waliba ku nool caalamka oo dhan. Mauritania – 99.9% Somalia – 99.8% Tunisia – 99.8% Afghanistan – 99.6% Iran – 99.4% Turkey – 99.2% Yemen – 99.1% ...

Read More »

Qaramada Midoobey oo qaraar ku mamnuucay gubidda Qur’aanka

Golaha Qaramada Midoobey ayaa meel mariyay qaraar ka dhan ah gubidda Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah oo ku soo badanaya Waddamada Reer Galbeedka. Mooshinkan ayaa la meelmariyay Arbacadii , balse waxaa kasoo horjeestay Mareykanka iyo Midowga Yurub oo sheegay inuu kasoo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan