Brighton & Hove Albion iyo Chelsea oo isku arki doona garoonka Amex Stadium

Himilo – Kooxaha Chelsea iyo Brighton ayaa hardan waxaa caawa uu ku dhex mari doonaa garoonka  Amex Stadium, iyadoo laba kooxba ay doonayaan in  mid waliba ay guul ku billaabato horyaalka Premier League.

Xilli diyaareedkii hore, Chelsea waxey kaalinta afaraad kala baxday Leicester, halka Brighton-na ay ku dhammaysatay kaalinka 15-aad ee kala sareynta horyaalka.

Brighton & Hove Albion xiddigaha u safan kara waxaa ka mid ah:

Ryan; Veltman, White, Dunk, Burn; Propper, Bissouma; Gross, Lallana, Trossard; Maupay

Halka Chelsea-na ciyaarsiin karto:

Caballero; James, Zouma, Rudiger, Alonso; Kante, Jorginho; Havertz, Mount, Hudson-Odoi; Werner

Waxaana cayaarta ay billaaban doontaa caawa fiidkii 10:15 PM xilliga geeska Afrika.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan