Buugaag la sugayay 48-sano oo la helay

Himilo – Mid kamid ah dad ku xirnaa maktabad ku taalla Britain ayaa la tagey laba buug oo uu ka qaatay xarunta sanadkii 1972-kii.

48-sanno kadib ayuu dib u celiyay, isaga oo raaciyay warqad raali galin ah.

Maktabadda oo ay leedahay xarunta Basingstoke Discovery Center, ayaa xaqiijisay inay dib u heleen buugaagtaasi oo qaanadda ka maqnaa mudada ku dhaw 50-ka sanno

Warqadda raali galinta oo ahayd fariin danabeed lagu hagaajiyay maktabadda, ayaa u qorney “waxaan si aan ula kac ahayn u qaadanayay buugaagta markii aan ka guurnay Basingstoke sanadkii 2972-kii, fadlan iga aqbala raali galinta ah inaan lasoo daahay,”

Matkabadda oo aqbashay raali galinta ayaa sheegtay  labadadaasi buug mudadii ay maqnaayeen lumiyeen lacag dhan 10,800 oo doolar, taas oo ah lacagtii laga heli lahaa haddii la iibiyo.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan