Home / Habka-Nolosha / Calaacal: Diego Maaradona“Si khaldan ayaa dhaleeceynteyda loo fasiray”

Calaacal: Diego Maaradona“Si khaldan ayaa dhaleeceynteyda loo fasiray”

Muqdisho – Diego Maradona ayaa sheegay in uu ka warqabo in Lionel Messi uu u baahan yahay ‘musqusha 20 jeer kahor ciyaarta.

Halyeeyga Argentine, oo haatan tababare u ah kooxda Mexico ka dhisan ee Dorados de Sinaloa, ayaa aaminsan in warbaahintu isku dayday inay bedesho macnaha ereyadiisa “Si uu Messi kaga xumaado arrintaan”.

“Waan ogahay in Leo uu yahay ciyaaryahanka adduunka ugu fiican” ayuu Maradona u sheegay suxufiyiinta.

“Haddii 20 jeer ciyaaryahanadu ay tagaan musqusha kahor ciyaarta,taasi waa waxa ay sameeyaan, laakiin marnaba ma aanan xusin Lionel Messi.

“Xiriirka saaxiibtinimo ee aan la leeyahay Lionel waa ka weyn yahay waxa adiga oo saxafi ah aad qori karto.Waxaan dhihi doonaa Messi waa kan ugu fiican adduunka”.

About Ahmed Haaddi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan