Home / Macluumaad / Carruurta Rohingya oo xeryaha qaxootiga ku baranaya Qur’anka Kariimka.

Carruurta Rohingya oo xeryaha qaxootiga ku baranaya Qur’anka Kariimka.

Dhaka – Boqollaal masaafo in u jirta guryahooda, Muslimiinta Rohingya waxay carruurtooda Qur’anka ku xifdinayaan xerooyinka qaxootiga oo qalalaaso iyo gumaadka looga soo barakiciyay.
“Tani waa moora-dilaac, haddana isla mar ahaantaas carruurta Rohingya waxay xeryaha ku baranayaan Qur’anka Kariimka,”  IlmFeed ayaa kusoo qortay barteeda faceook  oo uu la socday muuqaal ay kasoo duubtay.
Ku dhawaad 430,000 oo qof ayaa kasoo barakacayay xasuuqa iyo gumaadka ka socda Burma oo dowladda Myanmar ay ku heyso tira-yarta Muslimiinta ah ee ku nool dalkaas.
QM ayaa xasuuqaas ku qeexday buugga isir-sifeyska.
In ka badan 1000 ayaa la rumeysan yahay inay ku dhiteen gumaadka in kale ayaana la dhiban dhibaatooyin kasoo gaaray qalalaasaha.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan