Dawladda Shiinaha ayaa ku amartay ugu yaraan 10 magaalo inay xiraan iskuullada iyo goobaha ganacsiga, iyadoo Duufaanta Ragasa oo ku soo wajahan koonfurta dalkaasi. Waxaa la saadaalinayaa inay saamayn ku yeelan doonta tobanaan milyan oo qof, ayaa sidoo kale hakad ...
Read More »Arrimaha Bulshada
Israa’iil oo sii wadda duqaynta Gaza xilli la isku diyaarinayo shir lagu aqoonsano dawladda Falastiin
Weerarada cirka ee Israa’iil ayaa ugu yaraan 34 qof ku dilay marinka Gaza, sida ay sheegeen masuuliyiinta caafimaadka maanta, iyadoo duqeymaha ay kusii socdaan magaalada gaajada iyo cudurradu la daashadeen ee Gaza. Isbitaalka Shifa, halkaas oo inta badan meydadka la ...
Read More »WHO: Geerida cudurka daacuunka oo kor u kacday 50% sanadkii 2024
Himilo – Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay in dhimashada ka dhalatay cudurka daacuunka ay caalamka oo dhan kor u kacday 50% sanadkii 2024, marka loo eego sanadkii ka horreeyay. Xogta WHO ayaa sidoo kale muujisay in kiisaska la soo ...
Read More »Qaramada Midoobay: In ka badan 100 kun oo kiis oo daacuun ah ayaa laga diiwaan geliyay Suudaan
Himilo – In ka badan 100 kun oo kiis oo cudurka daacuunka ah ayaa sanad gudihii laga diiwaan-geliyay dalka suudaan ee ay colaaduhu la dageen, sida laga soo xigtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bani’aadanimada. Bayaanka ay ...
Read More »Boqolaal kun oo shaqaale Indonesiyaan ah oo ka cabanaya mushahar hoose iyo gunooyin sharci-dejiyeyaasha la siiyo
Himilo – Kumannaan shaqaale Indonesiyaan ah ayaa dibadbaxyo waaweyn ka dhigay hortooda Golaha Wakiillada ee magaalada Jakarta, iyagoo ka mudaaharaaday mushaharooyin hoose, nidaamka shaqooyinka qandaraaska (outsourcing), iyo gunooyinka sii kordhaya ee sharci-dejiyeyaasha dalka. Dibadbaxyadan waxaa soo abaabulay Ururka Shaqaalaha Indonesiya ...
Read More »Ethiopia: Malaayiin carruur ah oo la qorsheynayo in dib loogu celiyo iskuulada
Himilo – Gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa bilaabay olole ballaaran oo diiwaangelin ah, si dib loogu celiyo malaayiin carruur ah oo ka maqan iskuulada. Wasaaradda Waxbarashada gobolka ayaa sheegtay inay qorsheynayso inay sannad-dhigsiyeedkan ay qorayso 7.4 milyan oo arday. ...
Read More »Botswana oo xaalad caafimaad degdeg ah ku dhawaaqday sababo la xiriira daawo yaraan
Himilo – Dalka Botswana ayaa ku dhawaaqay xaalad caafimaad oo degdeg ah kadib markii uu dalkaasi wajahay hoos u dhac weyn oo dhanka dawooyinka iyo qalabka caafimaadka ah, taas oo dhibaato ku keentay isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka ee lagu daweeyo ...
Read More »Magaalada Gaza oo la xajiijiyay inay ka jirto macaluul rasmi ah oo ku faafaysa deegaannada kale ee marinka
Himilo – Hay’adda Caalamiga ah ee Qiimeynta Amniga Cunnada (IPC) ayaa Jimcihii ku dhawaaqday in magaalada Gaza City ay ka jirto macaluul dhab ah, taas oo ah markii ugu horreysay oo gobolka Bariga Dhexe si rasmi ah looga xaqiijiyo xaalad ...
Read More »Amnesty International oo ku eedaysay dhinacyada dagaalka ee Bariga Congo xadgudubyo culus
Himilo – Amnesty International ayaa Arbacadii ku eedaysay dhinacyada dagaalka ee ka socda bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo (DRC) inay geysteen tacaddiyo aad u xun oo ay ku jiraan kufsi wadareed, dilal degdeg ah iyo afduubyo. Warbixin cusub oo ay soo ...
Read More »Sudan: 1,575 kiis oo cusub oo daacuun ah iyo 22 dhimasho todobaad gudihiis
Himilo – Wasaaradda Caafimaadka Sudan ayaa sheegtay in todobaadkii lasoo dhaafay guud ahaan dalka laga diiwaangeliyay 1,575 kiis oo cusub oo daacuun ah iyo 22 qof oo u dhintay cudurka. War-saxaafadeedka wasaaradda ayaa lagu sheegay in guud ahaan kiisaska cudurka ...
Read More »