Home / Arrimaha Bulshada (page 3)

Arrimaha Bulshada

Maqaal: Maxay xaaladda Muqdisho ka badaleen ganacsiyada Yaryar?

Himilo – Muqdisho waxaa laga dareemayaa hormar baaxad leh oo dhanka gacansiga ah, marka dib loogu noqdo tobankii sano ee tagay xaalku wuu ka duwanaa sida uu hadda ku socdo oo ah in meel walbo oo magaalada kamid ah laga ...

Read More »

Euro-2024: Xulka Slovakia oo dhigi karta lamafilaan.

Himilo – Kulamada wareega 16-ka ayaa bilaabmi doona manta oo Sabti ah iyada oo xulka England la ciyaari doono xulka Slovakia Axada. Dhinaca qiimaynta, xulka England ayaa ugu cad-cad in ay garaacaan xulka Slovakia laakiin xulka Saddexda Libaax ayaa si ...

Read More »

Madax-bannaanida Jabuuti waa Guusha Somaaliya

Himilo — Jabuuti waa barta istiraatijiyadda bariga Afrika oo dhaca xeebta waqooyi bari ee Geeska Afrika. Waxay dhinaca ku heysaa Marinka Baab al-Mandab kaas oo kala seera ama kala gooya Badda Cas iyo Gacabnka Cadmeed. Intii u dhaxaysay 1867-1967-kii waxaa ...

Read More »

27 June – Maalinta Caalamiga ee Ganacsiyada yaryar iyo Kuwa Meel-dhexaadka

Himilo — Sannad kasta 27 June waxaa loo dabaal-degaa xuska Maalinta Ganacsiyada yaryar iyo kuwa heer-dhexaadka ah si kor loogu dhigo wacyiga muhiimadda iyo kaalinta ganacsiyada meel dhexaadka ah ay ka ciayari karaa la kulmidda Qorshaha horumarinta joogtada ee QM. ...

Read More »

26-ka June – Maalintii koobaad ee Madax-bannaanida Somaaliweyntii lagu hungoobay!

Himilo – Waxay ahayd bilowga xurriyad iyo madax-banaani astaan qaranimo iyo qab umadeed suntan oo geyi kamid ah dhulka Somaalida uu ka helay gumeystayaashii dul-deganaa mid kamid ah. Dad badan waxay xusuusan yihiin sida habeenkaasu uga dhignaa dib-u-dhalasho iyo damaashaad ...

Read More »

Bar haweenkeena 21 06 2024 –

Read More »

Tirada dadkii sannadkan ku dhintay Xajka oo korortay iyo Sacuudiga oo war soo saaray

Waxii sii kordhaya tirada dadka ku dhintay sannadkan gudashada waajibaadka Xajka, waxaana dadka dhintay intooda badan la sheegay in ay ahaayeen kuwa aan heysan ruqsada rasmiga ah ee la siiyo xujeyda. Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay in tirada dadka ku dhintay ...

Read More »

Maroodi weeraray dalxiisayaal ku sugnaa dalka Zambia

Himilo – Maroodi ayaa weerar ku qaaday kaddibna dilay haweeney u dhalatay dalka Mareykanka oo dalxiis u joogtay dalka Zambia, waxaana haweeneydan la weeraray xilli ay ka degtay gaari dalxiis qaade ah oo ay la socotay. Haweeneydan iyo koox kale ...

Read More »

20 June – Maalinta Caalamiga ee Qaxootiga

Himilo –Duni rabshaduhu ay kumaankun qoysas ah ku qasbaan inay barakacaan maalin walba, hadda waa waqtigii la tusi lahaa sida loo garab istaagi karo. Si tan loo hir-geliyo, hey’adda QM u qaabilsan qaxootiga ayaa billowday ol’ole dowladaha loogu yeerayo inay ...

Read More »

Inkabadan 550 qof oo kuleel dartii ugu geeriyooday Xaram-ka

Himilo – Boqolaal qof oo kamid ah xujeyda sanadkan ee gudanaye waajibaadka xaramka ayaa u geeriyooday kuleelka daran ee boqortooyada Sacuudiga kajiray. 550 qof oo xujey ah ee xaramka ku geeriyootay 312 kamid ah waxay u dhasheen dalka Masar badankoodna ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan