Home / Arrimaha Bulshada (page 4)

Arrimaha Bulshada

Fahamka dhowridda xuquuqda carruurta la soo eedeeyay

Himilo – In dhowaale ah waxaa baraha bulshada lagu arkay dhalllinyaro loo dhigay xabsiyada caasimadda kicin bulsho, qaar ka mid ah ayaa la sheegay iney ahaayeen caruur. Waxaa ka sii horreeyay carruur badan oo jeelalka Muqdisho loo dhigay falal la ...

Read More »

16 June – Maalinta Caalamiga ee Qoysaska iyo Xawaaladaha

Himilo – Sannad kasta 16 June marka la gaaro waxaa QM ay u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Qoysaska iyo Xawaaladaha. Xuska maalintan ayaa lagu aqoonsadaa doorka iyo kaalinta caadyaalka ah ee xoogsatada ka xoojiya dalalka ka baxsan waddamada ay u ...

Read More »

Muqdisho iyo maamuuska munaasabadda Ciidda

Himilo – S i la mid ah gobolada dalka dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho waxay maalintii koowaad u dabbaal degayaan munaasabadda Ciidul Adxa. Saaka waxaa lagu waabariistay aroor ka duwan kuwii hore; masaajidka ayaa laga qaadayay takbiirka. guryaha xilli hore ...

Read More »

Xujeyda oo maanta taagan Banka Carafo

Himilo – In ka badan hal milyan iyo bar oo Xujey ah ayaa maanta isugu soo uruuray Buurta Carafo, iyaga oo gudanaya maalinta ugu muhiimsan ee waajibaadka Xajka. Xujeyda oo isaga kala yimid dunida dacaladeeda ayaa gudanaya rukunada ugu muhiimsan, ...

Read More »

13 June – Maalinta Caalamiga ah ee wacyigelinta xannuunka Albinism-ka

Himilo – Albinism oo ka mid ah cudurrada dhaxalka ku yimaada, wxxuu ku dhacaa maqaarka isaga oo sababa inuu wada caddeeyo jirka ruuxa oo dhan illaa timaha madaxa iyo sunniyaha, sabab la xiriirta maadada midabeysa jirka ee Melinin-ka oo ka ...

Read More »

12 June- Maalinta caalamiga ee ka dhanka ah shaqaaleysiinta carruurta

Himilo –Hay’adda shaqada caalamiga ah ee ILO ayaa billowday maalinta caalamiga ah ee ka dhanka ah shaqaaleysiinta carruurta sannadkii 2002-dii si diiradda loo saaro heerka carruurta la shaqaaleysiiyo iyo tallaabooyinka loo baahan yahay si loo joojiyo. Sannad kasta 12-ka bisha ...

Read More »

La kulan ninka sanka wax ku qora.

Himilo – Ninkan oo ka soo jeeda dalka India wuxuu awoodaa inuu il-biriqsiyo gudahood ku qoro jumlado isaga oo adeegsanaya sankiisa. Vinod Kumar oo 44 jir ah wuxuu diiwaanka Guinness World Record ku galay inuu sankiisa wax ka yar 26 ...

Read More »

Shirkadda Google oo yareyneysa xogta ay kaydineyso

Himilo – Shirkada Google waxay tirtiri doontaa dhammaan xogta ay ka hayso goobaha ay isticmaaleyaashu booqdeen, sida ay shirkaddu sheegtay, sanad kadib markii ay ballan-qaaday in ay yareyneyso xogta gaarka ah ee ay kaydineyso. Astaanta shirkadda ee “Timeline” – oo ...

Read More »

Maalinta caalamiga ah ee badweynta dunida

Himilo – Maalinta badweynta dunida waxaa markii ugu horreysay lagu dhawaaqay 8-dii bishii June sannadkii 1992  shir ka dhacay magaalada Rio de Janeiro oo barbar socday shirkii Qaramada Midoobay ee deegaanka iyo horumarinta (UNCED) kaasi oo noqday fursad ay ururada ...

Read More »

Maalinta caalamiga ah ee la dagalanka kallumaysida sharci-darrada ah.

Himilo – Fadhigii Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee dhacay bishii December sanadkii 2017-kii, ayaa lagu go’aamiyay in sanadka kasta shanta Bisha Juun la xusuusto mushkiladaha kalluumeysiga sharci-darrada ahi ka dhasha. Waxaa maalintan looga faa’iideystaa in indhaha dowladaha ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan