Himilo-Dhimashada Yaxye Sinwar, hoggaamiyihii Xamaas, ayaa keentay su’aalo badan oo ku saabsan cida beddeli doonta. kadib markii Xamaas xaqiijiso dhimashadiisa, waxaa muhiim ah in la baaro qofka qaadi doona masuuliyadaha hoggaamineed ee ururka, gaar ahaan madaxa xafiiska siyaasadda iyo go’aamada ...
Read More »Arrimaha Bulshada
Maqal: Maxuu yahay dowrka dhalinyarada ee dib u dhiska dalka?
Himilo- Dhalinyarada Soomaaliyeed waxay ka mid yihiin tiirarka ugu muhiimsan ee bulshadeenna, iyagoo matalaya awoodda ugu badan ee dalka, loona arko hogaanka mustaqbalka ee Soomaaliya. In ka badan 70% bulshada Soomaaliyeed waa dhalinyaro, taas oo ka dhigan in kaalintooda ay ...
Read More »Haweeney 10 sanno oo xabsi ah ku mutaysatay Diin ay tahriibineyse
Himilo-Hawenaydan oo ku safraysay dalka Canada ayaa qiratay inay si dhuumaaleysi ah u tahriibinayse Dii-diin loo yaqaano Eastern box turtles oo ah Diin dunida aad ugu yar. Wan Yee Ng ayaa la xiray bishii Juun xilli ay isku diyaarineysay inay ...
Read More »17 October – Maalinta Caalamiga ee Cirib-tirka Saboolnimada
Himilo – Maalinta Caalamiga ee Ciribtirka Faqriga waa munaasabad caalami ah oo sanad kasta 17 October loo dabaal-dego. QM ayaa si rasmi ah u aqoonsatay, hayeeshe abaabulkeeda wuxuu markii ugu horreysay ka hir-galay magaalada Paris ee dalka Faransiiska halkaas oo ...
Read More »16 October- Maalinta caalamiga ee cuntada
Himilo- Dadka caalamka ee ku nool deegaanada magaalooyinka ayaa ahaa 5% sannadkii 1800 marka la eego xoggaha hay’adda Qaramada Midoobay. Tiradaasi way korortay iyadoo noqotay 47% sannadkii 2000. Muddo 10 sanno gudaheed ah, waxaa la filayaa in tirada gaarto 65% ...
Read More »Arsenal oo wajaheysa dhaawacyo cusub.
Himilo- Daafaca kooxda Arsenal Takehiro Tomiyasu ayaa lagu soo waramayaa in uu dhaawac kale soo gaaray waxana laga yaabaa in uu todobaadyo kale garoomada ka maqnaado. Ka dib markii uu seddex bilood qaatay isagoo ka soo kabanaya dhibaato jilibka ah ...
Read More »MAALINTA CAALAMIGA AH EE HAWEENKA REER MIYIGA
Himilo-Oktoobar 15-keeda sanad walba waxaa la xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Reer Miyiga. Maalintan waxay sharaf u tahay doorka muhiimka ah ee haweenku ka ciyaaraan sidii loo xaqiijin lahaa hormarinta bulshooyinka miyiga ah. Haweenka reer miyiga waxay bulshada caalam-ka ...
Read More »14 October maalin xasuus ku leh shacabka Soomaaliyeed.
Himilo- Todoba sanno ka hor maanta oo kale gaari xamuul ah oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay Isgoyska mashquulka badan ee Soobe ee magaalada Muqdisho, 14kii bishii October sanadkii 2017. Qaraxaas, oo noqday kii ugu dhimashada badnaa ...
Read More »Bar aqoonkaal 13 OCT 2024
13 October – Maalinta caalamiga ah ee yareynta khatarta musiibada
Himilo – Masiibada oo ah wax alle laga magan galo, ayaa lagu micneeyaa dhacdo si lama filaan ah u dhacda, taasoo carqaladeeysa habsami socodka noloshada bulsho. Waxey sababtaa khasaare baahsan oo nafeed, mid maal iyo ku soo gaara degaanka, kaas ...
Read More »