Home / Arrimaha Bulshada (page 2)

Arrimaha Bulshada

Haweeney 20 Sano u isticmaalayse Bam Gacmeed Buris ahaan.

Himilo – Haweeney da’ ah oo u dhalatay dalka Shiinaha ayaa mudo 20 sano ah isticmaalaysay Dube ama burus fudud oo ay u adeegsanjirtay waxyaabo badan balse la yaabtay markii ay ogaatay in qalabkani uu yahay bam gacmeed. Sheekada la ...

Read More »

Nin labo sano xarig loogu xukumay gubida sawirka madaxwayne

Himilo-Farshaxaniste u dhashay Tansaaniya oo lagu eedeeyay inuu gubay sawirka Madaxweyne Samia Suluhu Hassan, ayaa lagu xukumay laba sano oo xarig ah ama ganaax lacageed oo dhan $2,000 (£1,600) ka dib markii lagu helay dambiyo dhanka internetka ah. Shadrack Chaula ...

Read More »

Maalinta Caalamiga ee Iskaashatooyinka

Himilo — Saddexda July waa Maalinta Caalamiga ah ee Iskaashatooyinka. Waxaa hal-ku-dheg snnadkan loo qaatay xuskeeda uu yahay Si-wadajir wax ugu dhiska hagaagsan. Iskaashatooyinka dunida kuu nool waxay hoosta ka xariiqi doonaan tabaha iyo hababka ay ula kulmi karaan baahiyaha ...

Read More »

Xulka Spain oo Garaacay Germany Iskana Xaadiriyay Semi-Final-ka Euro 2024.

Himilo – Xulka Spain ayaa reebay xulka Marti galiyay Tartanka Euro 2024 ee Germany. Kulanka ayaa ahaa mid ay isku haleeleen xulalka ugu fiican tartanka ilaa haatan. Kulanka ayaa ku bilowday mid uu xulka Spain ku bilowday si dar-dar leh ...

Read More »

Xulka France oo rikoorayaal Ku garaacay xulka Portugal

Himilo – Xulalka France iyo Portugal ayaa ku kulmay kulan caajis ah oo ka tirsanaa wareega 8 dhamaadka Euro 2024. Labada xul ayaa soo bandhigay ciyaar aad u liidata iyada oo ay ku dhibaatoodeen in ay soo bandhigaan qaab ciyaareed ...

Read More »

Maxay tahay sababta doorashada Britain waqtigeeda looga soo hormariye?

Himilo – shacabka Ingiriiska ayaa saaka u dareeray doorashada guud ee lagu soo dooranayo hoggaamiyaha cusub ee hoggaamin doona dalkaasi. Goobaha codbixinta ayaa la furay 7-da subaxnimo, waxayna codeyntu socon doontaa illaa 10:00 caweysnimo. Codbixiyeyaasha ayaa dooranaya 650-ka kursi ee ...

Read More »

Palestine: Barakac ballaaran oo ka socda Khan Yunis.

Himilo – 250,000 oo qof oo dad barakacayaal ah ayaa lagu amray inay isaga baxaan deegaanka Khan Yunis ee koonfurta Marinka Gaza, sababtoo ah Ciidamada Israel oo la qorsheynayo in ay hawlgalo ka bilaabaan deegaankaasi. Diyaaradaha dagaalka Israel ayaa garaacaya ...

Read More »

Ukuntii ugu qaalisaneed aduunka oo lagu kala iibsaday $2700

Himilo – Hooyo waayeel ah ayaa timid goob laga dhisaye masjid oo ka agdhawaa gurigeeda, Guddigii gacanta ku haye dhismaha Masjid la rabay in laga dhiso deegaankeeda ayay u keentay xabad ukun ah  si ay ugu darsado dhismaha Masjidka. Qiimaha ...

Read More »

Barnaamij gaar ah oo ku saabsan 1-da Luulyo

Halkaan guji si aad u dhageysato barnaamijkaan oo maqal ah. Bar Dalka iyo Dadka 01 07 2024

Read More »

Taariikh nololeedkii Prof Maxamed sheikh Cismaan Jawaari oo kooban

Himilo – Allaha u naxariistee waxa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof Maxamed Cismaan Jawaari. Sida ay eheladiisu sheegeen xanuun hayey oo uu u geeriyooday majirin. Isagoo gurigiisa jooga ayay tii alle ugu timid. Prof, Jawaari ayaa door weyn ku lahaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan