Home / Macluumaad (page 19)

Macluumaad

Dadka aragga la’ oo loo helay kabo ka caawinaya socodka

Himilo – Shirkad laga leeyahay dalka Austria ayaa dhawaan soo saartay kabo caaqil ah oo foodda looga rakibay jiheeye dareenside ah oo dadka araga la’ ka caawinaya inay ka hortagaan ama ka joogsadaan halisaha kusoo fool leh marka ay soconayaan. ...

Read More »

La kulan – Nin soddon sano jidadka Muqdisho u taagan inuu dadka baro akhriska

Himilo – Cabdirisaaq Isaaq Aadan wuxuu muddo soddon sano ah ku hawlan yahay inuu jidadka iyo xaafadaha magaalada  Muqdisho ku wareejiyo warqadaha wargeysyada soo baxa. Ninkan oo loo yaqaano Diimow wuxuu maalin ugu dhex lugeeyaa laamiyada isaga joornaalada dadka ugu ...

Read More »

Kowsar Dhibmil: “Sannadkii waxaan akhriyaa 25 buug”

Himilo – Macnaha akhriska waxaa lagu soo koobaa in qofka uu akhrin karo qoraal daabacan isaga oo dareenkiisu soo jeedo, si uu u fahmo una dhuux macnaha muuqda iyo kan daahsoon ee ku jira buugga, waregyska, amaba Majaladda uu akhrinayo. ...

Read More »

Afka iyo Sarbeebtiisa

Himilo – Af waxa uu ka kooban yahay amaba uu ku taagn yahay seddaxda tiir ee kala ah erayada, qaab dhismeed iyo adeegsiga. Marka la joogo afkeenna hadalku waxa uu noqdaa tix amaba tiraabta oo ah midka aan sida maalinlaha ...

Read More »

Waa sidee waxbarashada carruurta ku nool xeryaha barakaca ee Muqdisho?

Himilo – Ku dhawaad Seddax milyan oo caruur soomaaliyeed ah ayaa banaanka ka jooga goobaha waxbarashada, sida ay sheegtay hay’adda caruurta iyo waxbarashada u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNICEF. Tiradaasi waxaa laga baqdin qabaa inay ku kororto 400-kun oo kale, ...

Read More »

11 July – Maalinta Caalamiga ah ee dadka

Himilo – Golaha maamula Barnaamijka horumarinta qaramada Midoobay ee UNDP ayaa snadkii 1989-kii markii ugu horreysay la soo shir tagay maalinta caalamiga ah ee Dadka si ay dowladaha ugu baraarujiyaan kororka ku socda dadka dunida oo markaasi laba sano kahor ...

Read More »

Muqdisho iyo maamuuska munaasabadda Ciidda

Himilo – Si la mid ah gobolada dalka dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho waxay maalintii koowaad u dabbaal degayaan munaasabadda Ciidul Adxa. Saaka waxaa lagu waabariistay aroor ka duwan kuwii hore; masaajidka ayaa laga qaadayay takbiirka. guryaha xilli hore ayaa ...

Read More »

Fannaanadii Khadro Daahir iyo waayaheedii nolosha

Himilo – Magaalada Hargeysa waxaa 2dii July 2022 ku geeriyootay Allaha ha u naxariisto Khadra Daahir Cige oo kamid ahayd Fannaaniinta Qaranka ee Hobollada Waaberi, waxa ay kasoo gashay dhanka Gobollada Waqooyi (Somaliland). Khadra ayaa ka mid ahayd fannaaniinta loogu ...

Read More »

Xilli roobaadka iyo xanuunada ka dhalan kara biyaha fadhiya jidadka Muqdisho

Himilo – Waddooyinka magaalada Muqdisho waxaa xilliyada roobka fariista biyo aad u badan oo saameyn ku yeesha isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Biyaha fariista laamiyada ayaa waxaa ka dhasha cudurro, iyadoo aanay jirin is xilqaan muuqda oo ku aadan in ...

Read More »

Maxaa looga baahan yahay waddanka si caalamku u aqoonsado?

Himilo – Maanta waxaa dunida ka jira 197 dal. 193 ka mid ah waxay xubin ka yihiin Qaramada Midoobay. Afarta soo hartay  labo QM ayaa maamusha halka labada kale aysan haysan sharciyad buuxda. QM waa hey’adda ugu saameynta badan caalamka, ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan